Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirada Arrimaha Gudaha Iyo Maaliyada Oo Maanta Baarlamaanka Dalka Hortagay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa Maanta hortagay Wasiirka Wasaarada Maaliyada iyo Wasiirka Wasaarada Arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumada Soomaaliya, iyadoo Baarlamaanka ay ka hor aqriyeen arrimo la xiriira Wasaaradahooda.

Ajendayaasha maanta ee kalfadhiga Baarlamaanka ayaaahaa , Akhrinta Koowaad ee Miisaanaiyadda sanadka 2015, Qeybinta Hidiso Sharciga lagu dhisayo gudiga madaxa banaan ee Doorashooyinka qaranka, iyo  Akhrinta Koowaad Hindise Sharciyeedka Gudiga Madax Banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Wasiirka arrimaha gudaha Cabdulaahi Goodax Barre ayaa ka hor akhriyay Baarlamaanka: Akhrinta Koobaad Hindise Sharciyeedka Gudiga Madax Banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka iyo Qeybinta Hidiso Sharciga lagu dhisaayo gudiga madaxa banaan ee Doorashooyinka qaranka, Xildhibaanada ayaa lagu wadaa in ay soo akhristaan qorshayaashaas kana doodaan kalfadhiyada soo socda.

Wasiirka Wasaarada Maaliyada ee Xukuumada Soomaaliya Xuseen Cabdi Xalane ayaa Xildhibaanada ka hor aqriyay warbixin ku saabsan Miisaaniyad Sanadeedka ee 2015.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo kulanka soo xeray ayaa Xildhibaanada ka codsaday iney u diyaar garoobaan Shaqooyinka adage e horyaalla waxa uuna sharaxaad ka bixiyay Fadhiyada Baarlamaanka ee soo socda.

Previous Post

Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Oo u hambalyeeyay hogaamiyaha cusub ee Maamulka Koonfur Galbeed 

Next Post

Banaanbax Lagu Dalbanayay in Colaada Xaradheere La Joojiyo Oo Cadaado Lagu Qabtay “Sawirro”

Next Post

Banaanbax Lagu Dalbanayay in Colaada Xaradheere La Joojiyo Oo Cadaado Lagu Qabtay "Sawirro"

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In