Tuesday, October 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirada Galmudug oo ansixiyay qodobo muhiim ah-Sawirro

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirada Galmudug oo ansixiyay qodobo muhiim ah-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xarunta Madaxtooyada Galmudug ee magaalada Cadaado waxaa caawa ka dhacay shirkii caadiga ahaa ee Khamiis walba yeelan jireen Golaha Wasiirada dowlada goboleedka Galmudug waxaana kulankaan shir guddoominayay Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Mudane Maxamed Xaashi Cabdi.

Wasiirka Cadaalada iyo Garsoorka Galmudug Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali โ€œShukriโ€ ayaa soo bandhigay muhiimada ay leedahay hirgalinta Xeerka Garsoorka, waxuuna Wasirka soo bandhigay shaxda Xeerka Garsoorka Galmudug oo ay ugu horeyso sidii loo heli lahaa Gudiga Golaha Garsoorka Galmudug iyo Hirgalinta Maxkamadaha Gobolka.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Sidoo kale, Wasiirka Maaliyadda Cali Saciid Cumar Ibraahim ayaa isna soo bandhigay Qorshaha dhismaha Wasaarada Maaliyada oo ka kooban 8 qodob oo ah habka ay Hay’ada wasaarada Maaliyada ku shaqeyn lahayd iyo haykalka Wasaarada ay ku leedahay Abuurista illo Dhaqaale oo ay ugu horeeyaan Dejinta xeerarka canshuuraadka sida Hanti dhowrka Canshuuraadka Maamulada, Daqliga Dowlada iyo Diyaarinta Miisaaniyadda.

Sidoo kale, Wasiir ku-xigeenka Shaqada iyo Shaqaalaha Maxamed Nuur Diini ayaa kulanka kusoo bandhigay sharciyada dhismaha guddiga shaqaalaha, sharciga shaqaalaha rayid iyo xeerka mushaarka shaqaalaha rayidka.

Dood dheer oo Golaha Wasiirada Galmudug yeesheen kadib waxa ay kulankooda gacan taag u ansixiyeen shanta qodob ee hoos ku qoran ee laga dooday

1-ย ย ย ย ย ย ย Sharciga Dhismaha Wasaarada Maaliyadda

2-ย ย ย ย ย ย ย Qaab Dhismeedka Wasaaradda Maaliyadda

3-ย ย ย ย ย ย ย Sharciga Dhismaha Guddiga Shaqaalaha

4-ย ย ย ย ย ย ย Sharciga Shaqaaaha Rayidka

5-ย ย ย ย ย ย ย Xeerka Mushaarka Shaqaalaha Rayidka.

Si kastaba ha ahaatee, shanta qodob ee laga ansixiyay ayaa hoos imaanaya Wasaaradood ee kala ah Wasaarada Cadaalada iyo Garsoorka, Wasaarada Maaliyada iyo Wasaarada Shaqada iyo Shaqaalaha waana qodob muhiim ah shaqada ย Galmudug.

WASIIRADA_GALMUDUG-1 WASIIRADA_GALMUDUG-2 WASIIRADA_GALMUDUG-3 WASIIRADA_GALMUDUG-4 WASIIRADA_GALMUDUG-5 WASIIRADA_GALMUDUG-6

Previous Post

Sanadka 2016: Kii Noo Hagaagee Noqo Loo Han Weyn Yahay

Next Post

Dhageyso warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka Subax ee Radio Muqdisho

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In