Friday, April 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirada Kaluumeysiga iyo Howlaha Guud oo Baydhabo kulamo kula leh madaxda K/Galbeed Soomaaliya

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Wasiirada Kaluumeysiga iyo Howlaha Guud oo Baydhabo kulamo kula leh madaxda K/Galbeed Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirada Kaluumeysiga iyo Howlaha Guud ee Xukuumadda Soomaaliya oo ku sugan magaalada Baydhabo ayaa halkaasi kulamo kula leh madaxda Dowlad goboleedka K/Galbeed Soomaaliya.

Mudane Dr C/raxmaan Maxamed Cabdi Xaashi wasiirka Kaluumeysiga Soomaaliya iyo sidoo kale Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib U dhiska Soomaaliya Saadaq C/laahi Cabdi ayaa kulamada ay la leeyihiin madaxda K/Galbeed waxa ay ku saleysan yihiin Horumarinta kaabayaasha Dhaqaalaha, gaar ahaana Horumarinta Kaluumeysiga iyo Dib u dhiska Jidadka.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026

Masuuliyiintaan ayaa sheegay in waxyaabaha kasoo baxa kulamada Baydhabo la dhaqan gelin doono, taasi oo wax badan ka tareysa Wax soo saarka Kaluumeysiga iyo sidoo kale dib u dhiska dalka.

Previous Post

Wasiirada Ganacsiga XFS iyo Dowlad Goboleedyada oo Muqdisho ku kulmay

Next Post

Wasaaradda Gaadiidka iyo Shirkadda Sahal oo Heshiis kala saxiixday ’’Sawirro’’

Next Post
Wasaaradda Gaadiidka iyo Shirkadda Sahal oo Heshiis kala saxiixday ’’Sawirro’’

Wasaaradda Gaadiidka iyo Shirkadda Sahal oo Heshiis kala saxiixday ’’Sawirro’’

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026
0

R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In