Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka xanaanada xoolaha oo ku baaqay kordhinta xoolaha la dhoofinayo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka xanaanada xoolaha oo ku baaqay kordhinta xoolaha la dhoofinayo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Xanaanada Xoolaha, dhirta iyo daaqa ee Xukuukumadda Soomaaliya mudane Saciid Xuseen Ciid ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay madaxda maxjarada xoolaha ee dalka, kuwaasi oo uu kala hadlay kor u qaadista dhoofka xoolaha iyo xoojinta xiriirka Wasaaradda iyo ganacsatada.

Kulanka waxaa ka qayb galay ganacsatada maxjarada ku yaala deegaannada maamulka Puntland uu ka arimiyo iyo sidoo kale ganacsatada Muqdisho, waxaana lagu balamay in kulan ka balaaran kan la isugu yimaado, halkaana laga sii amba qaado dar dargelinta suuq geynta xoolaha.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Guddoomiyaha maxjarada Puntland Maxamed Faarax iyo Ganacsade Iimaan Maxamed Cali guddoomiyaha maxjarka Jasiira ayaa labaduba waxa ay shaaciyeen inay aad ugu faraxsanyihiin kulanka ay la qaateen Wasiirka, waxaana ay dhankooda balan qaadeen inay ka shaqeynayaan sidii loo kordhin lahaa dhoofka xoolaha.

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Saciid Xuseen Ciid ayaa kulanka ku tilmaamay mid muhiim u ahaa labada dhinac, waxaana uu xusay in uu qayb ka yahay xoojinta iyo iskaashiga ka dhexeeya ganacsatada iyo Wasaaradda.

Previous Post

Baarlamaanka oo ka hadlay Hindise sharciyeedka Iibka iyo qandaraasyada Qaranka

Next Post

Xilibaan Maxamed Axmed Gurxan Oo U Geeriyooday Dawac Maanta Muqdisho Loogu Geystay

Next Post
Akhriso magacyada golaha Wasiirada Dowlad Gobaleedka G.Mudug Oo Gor dhaw lagu Dhawaaqay+Sawirro

Xilibaan Maxamed Axmed Gurxan Oo U Geeriyooday Dawac Maanta Muqdisho Loogu Geystay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In