Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka amniga Galmudug oo tababar u soo xiray ciidamo booliis ah “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka amniga Galmudug oo tababar u soo xiray ciidamo booliis ah “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Amniga Galmudug oo maanta 80 Askari tababar ugu soo xirtay Degmada Galinsoor kuwaasi oo ka mid naqonaya Ciidamada Booliska Galmudug.

Munaasabadda Tababarka loogu soo xiray askartan ka tirsan Ciidamada Booliska Galmudug oo ka dhacday Saldhigga Ciidamada booliska qaybta Galinsoor waxaa ka qayb galay Wasiirka Amniga Dawlad Goboleedka Galmudug Cismaan Ciise Nuur “Taar dhuleed”,Taliye ku xigeenka ciidmada boliska Galmudug  Cabdi Jaamac Cabdulle Xabeeb, Wasiir ku xigeenka wasaaradda Garsoorka iyo Cadaaladda Galmudug Maxamuud Guure Guuleed, Xildhibaanno, Mas’uuliyiin ka socotay  Maamulka Degmooyinka Bandiiradley iyo  Galinsoor  iyo qaybaha Kala duwan ee bulshada degmooyinkaas.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026

Ugu Horayn Waxaa Munaasabadda Ka hadlay Taliye ku xigeenka Ciidanka Boliska Galmudug G/Sare Cabdi jaamac Cabdulle Xabeeb Waxa uuna Sheegay in Tababarka ciidamadada uga Socday Galinssoor uu ku baxay Dadaal iyo Qarash Farabadan loona baahayah in aan la beer darrayn oo laga faa’idaysto

Agaasimaha Wasaaradda Maaliyadda Galmudug  Cabdi Rashiid Muuse ibraahim oo munaasabadda Hadal kooban ka jeediyay  ayaa Sheegay in Wasaaradda Maaliyadda Galmudug ballan qaadayso Bixinta Lacag Gaaraysa $193 doolar taas oo Wasiirku sheegay  inay iskugu jirto Mushaar iyo Gunno.

Wasiiirka amniga Dawlad Goboleedka Galmudug Cismaan Ciise Nuur (Taardhuleed) oo munaasabadda Soo xiray ayaa umahad Celiyay taliyaha Ciidanka booliska Soomaliyeeed  S/Gaas Maxamed Xasan Xaamud oo wajigii hore ee tababarkan ciidanka u soo xiray waxa uu wasiirka amniga Sheegay in Mas’uuliyadda Ciidanka la wareegayso wasaaradda Amniga Dawlad Goboledka Galmudug.

Ciidankan tababarka loo soo xiray oo tiradoodu  gaarayso  83 Askri ayaa Muddo 15 cisho ah baranayay shuruucda Amniga ee ciidamada booliska ay ku shaqaynayaan.

vlcsnap-2015-11-06-17h18m38s96 vlcsnap-2015-11-06-17h18m48s190 vlcsnap-2015-11-06-17h18m58s43 vlcsnap-2015-11-06-17h19m20s16 vlcsnap-2015-11-06-17h20m01s157 vlcsnap-2015-11-06-17h20m30s197 vlcsnap-2015-11-06-17h20m38s39 vlcsnap-2015-11-06-17h21m03s25 vlcsnap-2015-11-06-17h21m32s39 vlcsnap-2015-11-06-17h23m11s2

By: C/risaaq Maxamed Axmed Gaalkacyo

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Ruushka Oo Hakiyay Duullimaadyadii Masar Iyo Britain Oo Dalxiisayaasheeda Daadgureeneysa

Next Post
Ruushka Oo Hakiyay Duullimaadyadii Masar Iyo Britain Oo Dalxiisayaasheeda Daadgureeneysa

Ruushka Oo Hakiyay Duullimaadyadii Masar Iyo Britain Oo Dalxiisayaasheeda Daadgureeneysa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In