Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka amniga gudaha oo maanta booqaday isbitaalka Madiino+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka amniga gudaha oo maanta booqaday isbitaalka Madiino+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka C/risaaq Cumar Maxamed ayaa booqday Isbitaalka Madiina oo ay ku jiraan dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii argagixiso ee maleeshiyaadka Shabaab ka geysteen Magaaladda Muqdisho.

Wasiirka Amniga Gudaha oo ay wehliyaan maamulka isbitaalka Madiina ayaa mid mid u booqday qeybaha dadka dhaawacyada ah ay ku jiraan ,waxaana dhaqaatiirta isbitaalka Madiina ay wasiirka warbixin ka siiyeen xaaladaha dhaawacyada isbitaalka ku jira.

Related posts

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Mudane C/risaaq Cumar Maxamed ayaa uga mahad celiyay maamulka iyo shaqaalaha isbitaalka Madiina dadaalka ay u muujiyeen dadka bukaanada ah ee ku jira isbitaalka gaar ahaaan dadkii ugu dambeeyay ee qaraxyadii muqdisho ka dhacay ku dhaawacmay isagoo  sheegay in qorshaha dowlada Soomaaliya uu yahay in ay qalabeyso isbitaalka Madiina si looga maarmo adeegyada caafimaad ee dalka dibadiisa dadka loogu qaado maaddaamaa uu yahay isbitaalka ugu badan ee dadka dhaawacyada ah la geeyo.

Sidoo kale Wasiirka Amniga ee Soomaaliya ayaa ugu baaqay dadka Soomaaliyeed in ay la shaqeeyaan hay’adaha amaanka si loogu guuleysto kooxaha nabad diidka ah ee dhibaatada ku haya ummadda Soomaaliyeed.’

Booqashada wasiirka ayaa qeyb ka ah dadaallada ay dowladdu ugu jirto sidii ay daryeel caafimaad oo wanaagsan ugu heli laheyd dadkii abriyada ahaa ee ku dhaawacmay qaraxyadii ugu dambeeyay ee ka dhacay Muqdisho.

vlcsnap-2016-02-28-04h18m29s123 vlcsnap-2016-02-28-04h22m41s77 vlcsnap-2016-02-28-04h23m15s171 vlcsnap-2016-02-28-04h23m35s103 vlcsnap-2016-02-28-04h24m33s164 vlcsnap-2016-02-28-04h24m54s142 vlcsnap-2016-02-28-04h25m13s74 vlcsnap-2016-02-28-04h25m40s77 vlcsnap-2016-02-28-04h26m16s159

Previous Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Qaraxyo sababay dhimasho iyo dhaawac oo goor dhaweyd ka dhacay Baydhabo

Next Post
Maxaa ku soo kordhay goobihii ay wax ka dheceen? Dhageyso Wariye Cabdi casiis Africa?

Qaraxyo sababay dhimasho iyo dhaawac oo goor dhaweyd ka dhacay Baydhabo

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar shaqo ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti...

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In