Saturday, March 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Amniga Gudaha XFS iyo dhiggiisa Serbia oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga Amni ee labada dal 

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Amniga Gudaha XFS iyo dhiggiisa Serbia oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga Amni ee labada dal 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cali (Doodishe) ayaa kulan rasmi ah la qaatay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Serbia Mudane Bratislav Gašić.

Kulanka labada Wasiir ayay kaga wada hadleen Xoojinta xiriirka ka dhexeeya Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Serbia, gaar ahaan iskaashiga dhinaca Amniga.

Related posts

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Wakiilka QM ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Wakiilka QM ee Soomaaliya

March 14, 2026
DAAWO: Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka hadlaya abaaraha dalkeenna

DAAWO: Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka hadlaya abaaraha dalkeenna

March 14, 2026

Wasiirka Arrimaha Gudaha Iyo Amniga Serbia Mudane Bratislav Gašić ayaa sheegay in Serbia ay Soomaaliya ka taageereyso  Amniga, maadaama  Dowladda Faderaalka iyo shacabka Soomaaliyeed ay guulo muhiim ah ka gaareen Argagixisada.

Labada Wasiir ayaa ku heshiiyay in labada dal ay yeeshaan Iskaashi dhinacyo badan ku qotoma.

Previous Post

Hantidhawraha Guud ee Qaranka oo soo saaray warqad ku socota Hay’adaha dowladda

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo diblomaasiyiinta ka howlgala dalka oo uu wehliyo António Guterres u sameeyay Afur wadareed  “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo diblomaasiyiinta ka howlgala dalka oo uu wehliyo António Guterres u sameeyay Afur wadareed  “SAWIRRO”

Madaxweyne Xasan Sheekh oo diblomaasiyiinta ka howlgala dalka oo uu wehliyo António Guterres u sameeyay Afur wadareed  "SAWIRRO"

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Wakiilka QM ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Wakiilka QM ee Soomaaliya

March 14, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka SoDMA, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada...

DAAWO: Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka hadlaya abaaraha dalkeenna

DAAWO: Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka hadlaya abaaraha dalkeenna

March 14, 2026
0

Guddoomiyaha SoDMA Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle oo sheegay in dagaallada ka socda Bariga Dhexe ay kaga sii dareen xaaladdii abaarta...

Wasiir Fiqi oo la kulmay Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya

Wasiir Fiqi oo la kulmay Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya

March 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan la qaatay Danjiraha Dowladda  Qatar u fadhiya Soomaaliya,...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka warbixiyay safarkiisii shaqo ee dalka Mareykanka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka warbixiyay safarkiisii shaqo ee dalka Mareykanka

March 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa faahfaahin ka bixiyay qaraar uu meel mariyay Baarlamaanka gobolka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In