Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Amniga oo ka Dalbaday Barlamaanka in ay meel Mariyaan Sharciga La Dagaallanka Argagixisada

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Amniga oo ka Dalbaday Barlamaanka in ay meel Mariyaan Sharciga La Dagaallanka Argagixisada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hadlay faa’iidada uu Amni ahaan dalka u leeyahay sharciga la Dagaallanka Argagixisada oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Amniga isla markaana la Horgeeyay Baarlamaanka Soomaaliya.

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaliya Cabdirisaaq Maxamed Cumar oo shalay ka hor hadlayay Baarlamanka  ayaa sheegay in muhiim ay u tahay qof walba meel Marinta Sharcigaan isla markaana xalwaara loo helidoono Xasilinta Amniga Soomaaliya.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

“Qofka marka uu Ogyahay in uu sharci jiro ciqaab adagna ay ka horrayso qofkaas waa uu baqanayaa waxa uuna ogaanayaa in Ciqaab adag ay ka horrayso dambigaasna waa uu ka leexanayaa” ayuu yiri Wasiir Cabdirisaaq

Dhanka kale Wasiirka Amniga Gudaha ayaa ka codsaday Barlamaanka inay meel mariyaan Sharciga la Dagaallanka Argagixisada si qof walba uu uga baqdo nidaamka sharcigaan uu leeyahay,  isla markaana looga hortago cidkasta oo sharcigaan ku xadgudubta.

“kooxda shabaab horay waxa ay u weerareen Goobo muhiim ah sida Wasaaradda Hidaha iyo Tacliinta sare, Aqalka Madaxtooyada, Xarunta Baarlamaanka iyo meelo kale oo muhiim ah,  marka haddii aanan dadka Nuucaas ah u helin sharci aan kula Dagaallanno  ama naga qabta Magaranayo waxa ay Dowladdnimadu tahay Baarlamaanka waxaa ka dalbanayaa inay ansixiyaan Sharcigaan” Ayuu yiri Wasiirka Amniga Gudaha.

Previous Post

Madaxweynaha Maraykanka oo kenya ka codsaday in la joojiyo tacadiyada loo gaysto dadka kunool dalkaas

Next Post

Madaxweyne Xasan oo ku sii jeeda Kismaayo

Next Post
Madaxweyne Xasan oo ku sii jeeda Kismaayo

Madaxweyne Xasan oo ku sii jeeda Kismaayo

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In