Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka amniga oo Kenya ka dalbaday inay ka laabato go’aanka ay ku dhiseyso darbi u dhexeya labada dal

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka amniga Gudaha Mudane Cabdirisaaq Maxamed Cumar ayaa sheegay in derbiga dowladda Kenya ay ka dhiseyso xadka ay la wadaagto Soomaaliya uu fursad u yahay kooxaha argagixisada ah ee Al-Shabaab, isla markaana uu ka dalbanayo inay ka laabato go’aankaasi qaldan.

Wasiirka waxa uu ku tilmaamay tilaabada dowladda  Kenya mid loogu danaynayo Al-Shabaab,  isla markaana ay ka kacdoomaan, isaga oo ka dalbaday inay ka laabato go’aankaas  si looga dhabeeyo hamiga in laga i taal roonaado argagixisada ku dhuumaaleysanaysa xadka Soomaaliya iyo Kenya.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasiirka amniga ayaa hadalkiisa waxa laga dheehanayaa sida dowlada Soomaaliya ay uga xun tahay darbigaan Kenya ku howlantahay inay xuduudda Soomaaliya ka dhisto, waxa uuna si cad u sheegay inaysan ogolaan doonin in ciida Soomaaliya lagu soo xad gudbo.

Dowlada Kenya ayaa kol hore sheegtay in ay daarweyn ka dhisayso xaduudda ay Soomaaliya la wadaagto, kadib markii ay dhibsadeen weerarada al shabab waxase go aankaasi uu u cuntami waayey dowlada iyo shacabka soomaaliyeed

 

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Qalab caafimaad oo loogu deeqay isbitaallada Caabudwaaq iyo Jariiban “SAWIRRO”

Next Post
Qalab caafimaad oo loogu deeqay isbitaallada Caabudwaaq iyo Jariiban “SAWIRRO”

Qalab caafimaad oo loogu deeqay isbitaallada Caabudwaaq iyo Jariiban "SAWIRRO"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In