Thursday, February 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Amniga oo kiiska dilka Guddoomiyihii degmada Hodan ku wareejiyey Xeer ilaaliyaha Maxlamadda CQS “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Amniga oo kiiska dilka Guddoomiyihii degmada Hodan ku wareejiyey Xeer ilaaliyaha Maxlamadda CQS “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble u xil saaray baarista kiiska dilkii Guddoomiyihii hore ee Degmada Hodan Allaha u naxariistee Marxuum Cabdikariin Cabdiraxmaan Ciise Dhagajuun ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho.

Kulanka oo uu shir guddoominayay Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Ahna Guddoomiyha Guddiga Mudane Xasan Xundubey Jimcaale ayaa waxaa ka qeyb galay guddoomiye ku-xigeenka Amnig iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Cali Cabdi Wardheere (Cali Yare) oo guddiga la garab taagnaa taageero si looga guul gaaro kiiska, xeer ilaaliyaha maxkamadda ciidamada qalabka sida, Xubnaha Guddiga iyo qoyska Marxuumka.

Related posts

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 25, 2026
Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

February 25, 2026

Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Xundubey Jimcaale oo galka baarista ay guddigu sameeyeen ku wareejiyay xeer ilaalinta Maxkamadda ciidamada Qalabka sida ayaa garsoorka ka rajeeyay iney waafajiyaan sharciga.

Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo siyaasadda Gobolka Banaadir Cali Cabdi Wardheere ayaa guddiga uga mahadceliyay sida ay isaga xil saareen baarista iyo dabagalka kiiskan.

Wasiirka Amniga Gudaha Mudane Xasan Xundubey Jimcaale ayaa uga mahadceliyay Ra’iisul Wasaaraha dalka dadaalka uu ku bixiyay in guddigu sameeyo baarista kiiska, isagoo sidoo kale qoyska Marxuumka ku amaanay dulqaadka ay muujiyeen.

Previous Post

Diyaaraddii ugu horeysay ee qaadata ruqsadda oo rakaab geysay Kismaayo “SAWIRRO”

Next Post

Wasaaradda Beeraha oo Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi ah oo ku saabsan Sharciyeynta Beeraha “SAWIRRO”

Next Post
Wasaaradda Beeraha oo Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi ah oo ku saabsan Sharciyeynta Beeraha “SAWIRRO”

Wasaaradda Beeraha oo Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi ah oo ku saabsan Sharciyeynta Beeraha “SAWIRRO”

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 25, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

February 25, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyeyaasha Talisyada Ciidanka, Kaaliyaha...

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

February 25, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Azerbaijan, Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa gudbiyay nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsigiisa....

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

February 25, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan afur ah la qaatay howlwadeennada iyo shaqaalaha Xafiiska...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In