Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Amniga Oo Kulan La Qaatay Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Amniga Oo Kulan La Qaatay Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Amniga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Axmed Sheekh Cali Doodishe ayaa sheegay in uu kulan la qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya oo ay ka wada hadleen arrimo badan oo ay ugu horeyso xoojinta Wada shaqeynta labada dhinac.

Wasiirka Amniga gudaha ayaa xusay in kulanka ay isla meel dhigeen xoojinta wada shaqeynta iyo in Midowga Yurub ay kordhiso mashaariicda horumarineed ee la xiriirta laamaha amniga.

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

“Waxaan maanta kulan qoto dheer la qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Marwo Tiina Intelmann oo aan ka wada hadalnay xoojinta wadashaqeynta Wasaaradda iyo Midowga Yurub, gaar ahaan arrimaha xasilinta iyo mashaariicda horumarineed ee laamaha amniga si wax ku ool ogu noqdaan bulshada Soomaaliyeed”.ayuu yiri Wasiirka Amniga.

Previous Post

Wasiirka Ganacsiga Oo Kulan La Qataay Hay’adda Tayo-dhowrka Soomaaliyeed “SAWIRRO”

Next Post

Taliye Xijaar Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Howlgal Lagu Burburiyay Fariisin Argagixisadu Ku Lahayd Deegaanka Basra

Next Post
Taliska booliska oo shaaciyay in lacag fara badan lagu qabtay garoonka Aadan Cadde

Taliye Xijaar Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Howlgal Lagu Burburiyay Fariisin Argagixisadu Ku Lahayd Deegaanka Basra

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In