Saturday, August 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Amniga oo xariga ka jaray xarunta agoonta Booliska Soomaaliyeed {SAWIRRO}

admin by admin
9 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Amniga oo xariga ka jaray xarunta agoonta Booliska Soomaaliyeed {SAWIRRO}
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow ayaa mudo 27-sano ka dib maanta oo isniin ah xariga ka jaray xarunta Carruurta Agoonta Ciidanka Booliska,iyadoo ay ka qeyb galeen ku simaha ahna taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Generaal Mukhtaar Xuseen Afrax,la-taliye sare ee xafiiska madaxweynaha dhinaca Arrimaha Siyaasadda Maxamuud Axmed Nuur Tarsan iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Dowladda.

Xaruntaan oo ku taalo dhabarka danbe ee Cisbitaal Madiina ayaa waxaa loogu magacdaray Taliyihii ugu horeeyay ee Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Maxamed Abshir Muuse.

Related posts

Munaasabadda daahfurka mashaariicda Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ee La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC) oo Muqdisho ka socota

Munaasabadda daahfurka mashaariicda Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ee La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC) oo Muqdisho ka socota

August 22, 2026
Ciidamada Deegaanka ee Shabeellaha Dhexe oo dilay Laba Horjooge oo ka tirsanaa Al-Shabaab

Ciidamada Deegaanka ee Shabeellaha Dhexe oo dilay Laba Horjooge oo ka tirsanaa Al-Shabaab

August 22, 2026

Xaruntan lagu xanaaneynayo Carruurta Agoonta Ciidanka Booliska ayaa sidoo kale waxaa ku jira 20-carruur ah oo waalidiintooda ku waayay Qaraxii 14-kii October ka dhacay Isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho.

Xarunta Aqoonta ayaa waxay ka kooban tahay Qeyb jiif ah,Iskuul wax lagu barto,Dugsiga Qur’aan,Masjid lagu tukado iyo Garoon kubadda ay ku ciyaaraan carruurtan Agoonta ah.

Previous Post

Wasiirka Gaashaandhiga XFS oo ka war bixiyay howlgalada ka dhan ah Al-Shabaab

Next Post

DAAWO SAWIRRADA:-Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiye Jawaari oo si diiran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Next Post
DAAWO SAWIRRADA:-Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiye Jawaari oo si diiran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

DAAWO SAWIRRADA:-Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiye Jawaari oo si diiran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Munaasabadda daahfurka mashaariicda Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ee La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC) oo Muqdisho ka socota

Munaasabadda daahfurka mashaariicda Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ee La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC) oo Muqdisho ka socota

August 22, 2026
0

RADIO MUQDISH:-Waxaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga bilaabatay munaasabadda daahfurka mashaariicda uu Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ee La-dagaallanka Argagixisada...

Ciidamada Deegaanka ee Shabeellaha Dhexe oo dilay Laba Horjooge oo ka tirsanaa Al-Shabaab

Ciidamada Deegaanka ee Shabeellaha Dhexe oo dilay Laba Horjooge oo ka tirsanaa Al-Shabaab

August 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidamada Deegaanka ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa 21-kii bishaan Agoosto laba weerar oo ka dhan ah maleeshiyaadka Khawaarijta Al-Shabaab...

Deegaanka Hul-Caduur oo halis ugu jira in looga guuro Bacaad kusii fidaya

Deegaanka Hul-Caduur oo halis ugu jira in looga guuro Bacaad kusii fidaya

August 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO(GALGADUUD):-Deegaanka Hul-Caduur oo hoos taga degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa wajahaya xaalad adag, kaddib markii Bacadku si weyn...

Kaaliyaha taliyaha CXDS oo Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi ka socda Isbahaysiga IMCTC

Kaaliyaha taliyaha CXDS oo Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi ka socda Isbahaysiga IMCTC

August 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Kaaliyaha Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Madey nurey sheikh ufurow, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In