Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqdey Dhaawacyadii lagu daweynayay Isbitaal ku yaala Imaaraadka Carabta “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqdey Dhaawacyadii lagu daweynayay Isbitaal ku yaala Imaaraadka Carabta “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Abu dhabi- UAE, March 25, 2015 Dr. Abdisalan Hadilye Omar Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiiragelinta maalgashigashiga ee Soomaaliya oo maalmahan booqasho rasmi ah ku joogey Wadanka Isutaga Imaaraadka Carabta ayaa booqasho ku tagey Ibitaalka weyn ee Askarta ee loo yaqaano (Zayid Military Hospital) ee ku yaal Caasimadda Wadanka Imaaraadka ee Abu Dhabi.

Booqashada Wasiir Hadliye ayaa waxaa ku weheliya Danjiraha Soomaaliya ee u fadhiya Wadanka Imaaraadka Carabta Ambassador Cabdulqaadir Sheikhey Mohamed Al-Xaatimi iyo Agaasimaha waaxda Iskaashiga Amniga Caalamiga ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dawladda Imaaraadka Carabta Ambassador Mahash Saiid Salim AL Hamily, iyadoo ay si wacan ugu soo dhaweeyay Maamulka isbitaalka islamarkaasina ay siiyeen warbixin ku saabsan dhaawacayadda jiifa isbitaalka oo bilowgii bishani la geeyay islamarkaana u sheegey in ay xaaladooda ay soo hagaageyso.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Dhinaca kale Wasiirka Arrimaha Dibadda Mudane Abadisalaan Hadliye ayaa uga mahadceliyay guud ahaan Dowlada Imaaraadka iyo Shacabkeeda gaar ahaan Maamulka Isbitaalka tan iyo intii uu ku guda jirey booqashadiisa isbitaalka sida walaalahooda Soomaaliyeed ay ugu fidiyeen gar Gaarka bani’aadanimo iyo Taageerida dhinac walabo leh oo ay marwalaba la garabtaaganyihiin.

00001

00002

Previous Post

Guddoomiyaha Gobolka Bay Oo Kormeeray Mashaariicyo Beydhabo Ay Ka Wado Hey’adda DDG

Next Post

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In