Friday, October 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka arimaha dibadda oo ka warbixiyay shirkii ka dhacay Kuwait

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka arimaha dibadda oo ka warbixiyay shirkii ka dhacay Kuwait
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka arimaha dibada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/salaam Hadliye Cumar oo dalka Kuweait uga soo qeyb galay shirka wasiirada arimaha dibada ee dalalka jira ururka Iskaashiga Islaamka ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa waxaa garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee magaaladda Muqdisho key soo dhoweeyay qaarka mid ah howlwadeenada wasaarada arimaha dibada Soomaaliyeed.

Mudane C/salaan Hadliye Cumar wasiirka arimaha dibada Soomaaliya oo qeyb warbaahinta ee garoonka kula hadlayay saxaafadda ayaa ka hadlay waxyaabihii ugu muhiimsanaa ee looga hadlay shrkii wasiiarada arimaha dibada ee dalalka ururka iskaashiga islaamka ee uu uga soo qeyb galay dalka Kuwiat.

Related posts

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

โ€œShirka qaasatan oo ka dhacay dalka Kuwait aduunkii oo dhanbaa argagaxisada la dagaalamaya waxaan ku faraxasnahay inaan idin sheego inaan nahay dowlada keliya ee maanta oran karta dowladaha la dagaalamaya oo dhan amba Wanaka badinay ,amba wana jebinay ,amba waanka saarnay wadankeyga intiisa badneyd nimanka xagjirka ahโ€.

โ€œWaxaan kaloo rabaa inaan idin sheego in arintaan la isku wada raacay oo dowladaha muslimka ah oo dhan ay wada yiraahdeen Soomaaliya wax halala qabto ,wax qabashadaas waxaa ka mid ah ciidamada oo la xoojiyo, waxaa ka mid ah maalgashiga aan idin sheegayay ,waxaa ka mid ah in dhinaca siyaasada laga taageero,waxaa ka mid ah in dhinaca dhaqaalaha laga taageero,waxaana muhiim ah oo u baahan in laga taageero in ay isku wada raaceen in dowlada Soomaaliya waxa la siinayo aan cid kale loogu dhiibin lalana xisaabtamoโ€™โ€™. ayuu yiri wasiir Hadliye.

Wasiirka arimaha dibada Soomaaliya ayaa dalka Kuwait uga soo qeyb galay shirkii wasiiradaย  arimaha dibada ee dalalka ku jira ururka Iskaashiga Islaamka oo 27 ilaa 28,dii ka socday magaaladda caasimada u ah dalka Kuwait ee magaalada Kuwait.

DSC08178ย ย DSC08183

Previous Post

Raโ€™iisul Wasaare Cumar oo Muqdisho dib ugu soo noqday, kadib safar shaqo oo uu ku tagay ย Cadaado-Sawirro

Next Post

Dhageyso warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka Duhur ee Radio Muqdisho

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

October 15, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In