Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

DAAWO-Sii hayaha Wasiirka arimaha Dibadda Somalia oo Cumaan kula kulmay Dhigiisa Dalkaas{SAWIRRO}

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
DAAWO-Sii hayaha Wasiirka arimaha Dibadda Somalia oo Cumaan kula kulmay Dhigiisa Dalkaas{SAWIRRO}
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Arimaha Dibada iyo dhiiri galinta maalgashiga caalamiga ah Mudane Cabdi Raxmaan Ducaale bayle oo ku sugan wadanka Cumaan ayaa waxaa uu kulan la qaatay Dhigiisa dalkaas Yuusuf Calaawi oo ay ka wada hadleen arimo dhowr ah oo la xiriira xiriirka iyo wada shaqeynta labada Dowladood.

labada Wasiir ayaa waxaa ay si faah faahsan uga wada hadleen Arimaha Dalka Somalia iyadoo wasiir beyle uu u sheegay dhigiisa Dalka Cumaan in Somalia ay soo kabsatay maantana ay tahay Dowladda ku soo laabatay Saaxada caalamka oo aduunka wax la qaybsan karta amaan ahaan iyo siyaasad ahaanba uu soo hagaagay Dalku isla markaana uu u baahan yahay in Dowladda Cumaan iyo Dowladaha la midka ah uu ay ka hesho gacantii ay uga baahneed.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

“waxaa uu ahaa kulan qaatay saacado badan waxaan aan wada joognay habeen iyo maalin waxa ugu badan ee aan ka wada hadalnay waxaa ka mid ahaa cilaaqaadka labada Dowladood iyo sidii Dowladda Cumaan ay u kordhin lahayd caawinaada ay siiso Somalia in kastoo hadaba ay wax badan nala qabatay”ayuu yiri C/Raxmaan Ducaale bayle oo wareysi siiyay Radio muqdisho.
IMG_1202

IMG_1203

IMG_1204

IMG_1205

IMG_1206

IMG_1208

IMG_1209

Previous Post

Wasiirka Waxbarashada Puntland oo booqday Radio Gaalkacyo bambooyin lagu weeraray Xarunteeda (Sawirro)

Next Post

Xulka Senegal oo Ka Badiyay Xulka Ghana

Next Post
Xulka Senegal oo Ka Badiyay Xulka Ghana

Xulka Senegal oo Ka Badiyay Xulka Ghana

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In