Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Arimaha Gudaha XFS oo deeq xoolo ah guddoonsiiyay ciidamada Booliiska(SAWIRRO)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Arimaha Gudaha XFS  oo deeq xoolo ah guddoonsiiyay ciidamada Booliiska(SAWIRRO)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaradda Arrimaha Gudaha Soomaliya Mudane Xildhibaan Cabdirxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa)  ayaa Maanta Booqday Dugsiga Tababarka Ciidanka Booliiska ee Janaral Kaahiye ,Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaliyeed Mudane Maxamed Shiikh Xasan Xaamud Ayaa wasirka ku soo dhaweeyay Xerada ,Waxaana Wasiirka Salaan Siiyay Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliyeed.

Wasiirka Arimaha Gudaha Mudane  C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa intaa ka dib deeq xoolo ah oo labo Neef Geel ah oo loogu talagalay ciidamada ku jira dugsiga Jeneraal Kaahiye uu ku wareejiyay Taliyaha ciidamada Boliska Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud .

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Ugu dambayan Wasiir Odowaa ayaa ku Amaanay Ciidanka booliiska Soomaaliyeed Shaqada ay u hayaan Bulshada, waxaana uu sheegay in ay yihiin Iindhaha Unadda Soomaaliyeed ,sidoo kale wasiirka ayaa ugu baaqay Ciidanka in ay xojiyaan Ammaanka Magalada Muqdisho oo dhawaan ay kadhacayso Doorshada Madaxtinimada Dalka.

odawaa2odawaa3odawaa4odawaa6odawaa7odawaa8

Previous Post

Doorashaddii Aqalka Hoose ee Jubbaland oo goor dhow la soo dhameystiray

Next Post

Isbitaalka Xoogga Dalka oo dib loo dhisayo +Sawirro

Next Post
Isbitaalka Xoogga Dalka oo dib loo dhisayo +Sawirro

Isbitaalka Xoogga Dalka oo dib loo dhisayo +Sawirro

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In