Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya oo ka hadlay jaamacadda London-Sawirro

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya oo ka hadlay jaamacadda London-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka arimaha dibada Soomaaliya mudane Cabdisalaan Cumar Hadliye, ayaa khudbad dheer oo ka hadlaysa horumarka Soomaaliya ka jeediyey machadka dhaqaalaha ee magaalada London LSE, iyo Jaamacada London qeybteeda Africa ee magaceeda loosoo gaabiyo SOAS.

Kulankan ayaa waxaa ka soo qeybgalay qaar kamida ardayda Soomaaliyeed ee waxkabarta Jaamacada magaalada London, diblomaasiyiin iyo dadwayne kale oo danaynayey inay wax ka ogaadaan xaalada dalka Soomaaliya.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Wasiir Hadliye, ayaa dhinacyo badan ka taabtay horumarka iyo dib-u-dhiska balaadhan ee Soomaaliya ay ku talaabsanaysay mudooyinkii u dambeyeeyey “Soomaaliya waxay in badan caalamka ka taagnayd meel koone ah hada waxaa muuqatay inay kusoo darsantay caalamka kale, Soomaaliya waxay horumar balaadhan ka samysay dhinacyada amniga, dhaqaalaha, siyaadasa dibada, waxaanay 20 sano kadib yeelatay saaxiibo ay kamid yihiin wadamada ugu xooga badan caalamka”.

Gabogabadii kulamadan ayaa wasiirka waxaa su’aalo laga weydiiyey xaaladaha kala duwan ee ka jira dalka, iyo qorshaha dawlada ee wakhtiga dhow, isagoo wasiirkii uga jawaabay dhammaan dadkii su’aalaha la weydiiyey.

IMG_0189 IMG_0208 IMG_0209 IMG_0210 IMG_0214 IMG_0217 IMG_0236 IMG_0239 IMG_0241 IMG_0254 IMG_0291 IMG_0293 IMG_0297

W/D: C/raxmaan Soomaali

Previous Post

Madaxweynaha: ”Dhalinyarada waa in ay ka qeyb galaan siyaasada dalka”

Next Post

Warmurtiyeed ka soo baxay Shirkii midaynta dawladaha hoose ee Cadaado

Next Post
Shirka mideynta dowladaha hoose oo Cadaado lagu soo gaba-gabeeyay

Warmurtiyeed ka soo baxay Shirkii midaynta dawladaha hoose ee Cadaado

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In