Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka arrimaha dibadda Djabuuti oo soo gaaray Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka, Xulashada
0
Wasiirka arrimaha dibadda Djabuuti oo soo gaaray Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdigii ugu horeyay ee ka qeybgalaya shirka wadamada IGAD ay ku yeelanayaan dalkeena Soomaaliya ayaa dhawaan ka soo degay garoonka diyaaradaha caalamiga ah Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Daqiiqado ka hor ayaa magaalada Muqdisho waxaa soo gaaray wafdi uu hogaaminayo wasiirka arrimaha dibadda ee Jamhuuriyada Djabuuti, waxaana garoonka Aadan Cadde si diirran ugu soo dhaweeyay sii hayaha wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya, iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Garoonak diyaaradaha Aadan Cadde ayaa waxaa ku sugan mas’uuliyiin dowladdu u xilsaartay soo dhaweynta wufuudda IGAD ee maanta ku soo qul quleysa magaalada Muqdisho, kuwaasoo si hab maamuus leh usoo dhaweynaya madaxda soo gaareeysa Muqdisho.

Wafdi ka socda Jamhuuriyada Koofurta Sudan ayaa la filayaa in daqiiqado kadib ay soo gaaraan Muqdisho, waxaana halkaasi loogu sameyn doonaa soo dhaweyn heer sare ah.

Wasiirrada arrimaha dibadda ee Sideeda wadan ee ku bahoobay urur goboleedka IGAD ayaa la filayaa iney dhamaantood maanta soo gaaraan Muqdisho si ay uga qeybgalaan shirka wasiirradaasi oo beri ka firmi doona magaalada Muqdisho.

Previous Post

Madaxweynaha oo ka digay musuqa iyo ku takri falidda shaqaalaha

Next Post

Barnaamujka kulanka todobaadka oo lagu falanqeeyay shirka IGAD oo Sabti Muqdisho ka furmaya,(Dhageyso+Sawirro) 9/01/2015

Next Post
Barnaamujka kulanka todobaadka oo lagu falanqeeyay shirka IGAD oo Sabti Muqdisho ka furmaya,(Dhageyso+Sawirro) 9/01/2015

Barnaamujka kulanka todobaadka oo lagu falanqeeyay shirka IGAD oo Sabti Muqdisho ka furmaya,(Dhageyso+Sawirro) 9/01/2015

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In