Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Arrimaha Dibadda Ethopia: Si dhow ayaan u la shaqayn doonnaa Galmudug

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Arrimaha Dibadda Ethopia: Si dhow ayaan u la shaqayn doonnaa Galmudug
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Galmudug oo ku sugan Magaalada Adis Ababa ayaa halkaasi kula kulmay wasiirka Arrimaha Dibadda Ethiopia, iyagoona kawada hadlay iskaashi ay yeeshaan labada dhinac.

Madaxweyne Cabdikariin Xuseen Guuleed  ayaa Wasiirka Arrimaha Dibadda Ethopia waxa uu kala hadlay wada shaqayn dhexmarta Maamulka Galmudug iyo Dowladda Ethopia kaas oo la xiriira iskaashi dhaqaale iyo mid Amni.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasiirka Arrimaha Dibadda Ethopia oo saxaafadda la hadlay kulanka kaddib ayaa sheegay in si dhow ay u wada shaqayn doonaan Ethopia iyo Mamulka Galmudug, isla markaana ay muhiimad gaar ah u leedahay wada shaqaynta Maamulkaas Dowladdiisa.

Madaxweyne Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay inuu Aad ugu faraxsanyahay kulanka uu la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda Ethopia, isagoo sheegay in ay Aad uga wada hadleen Xiriir wanaagsan oo labada dhinac dhexmara ugu dambayntiina ay isla qaateen inay yeeshaan Iskaashi Dhanwalba leh.

Waa Markii ugu horraysay uu Madaxweynaha Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed uu Safar ku tago dalka Ethopia tan iyo Markii loo doortay Xilka Madaxweynanimo ee Mamulka Galmudug.

Previous Post

Sannad Guuradii Koowaad ee Maamulka Koonfur Galbeed oo Baydhabo laga Xusay

Next Post

Qoxooti Soomaaliyeed oo dib uga soo laabtay Xirada Dhadhaab

Next Post
Qoxooti Soomaaliyeed oo dib uga soo laabtay Xirada Dhadhaab

Qoxooti Soomaaliyeed oo dib uga soo laabtay Xirada Dhadhaab

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In