Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Soomaaliya oo ka qeyb galay shir lagu soo gaba gabeeyay Khartuum”SAWIRRO”

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Soomaaliya oo ka qeyb galay shir lagu soo gaba gabeeyay Khartuum”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu horkacaayo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa gaaray Magaalada Khartuum ee Caasimadda Dalka Suudaan waxaana garoonka Caalamiga ah ee Khartuum ku soo dhaweyay Siihayaha Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Suudaan ahna Qunsulka Safaaradda Axmed Ibraahim Buurfuule iyo Qaar ka mid ah Diplomaasiinta Safaaradda Soomaaliya ku leedahay Suudaan.

Axmed Ciise Cawad Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Soomaaliya ayaa Khartuum ka qeyb galay shirka 7-aad ee Safiirada Suudaan oo muddo 4maalin ah ka socoday Khartuum, iyadoona uu shirka soo xiray Maxdaxweynaha Jamhuuriyadda Suudaaan Cumar Xasan Axmed AL-Bashiir.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukumadda Soomaaliya oo Warbaahinta Qaranka la hadlayay ayaa sheegay Suudaan inuu u yimid dardar galinta heshiis ay horay wada galeen labada Wasaaradood ee Arrimaha Dibada Soomaaliya iyo Suudaan. Iyo sido kale inuu kormeera Shaqaalaha Safaaradda Soomaaliya ee Suudaan.

Gabgabdii Shirka 7-aad ee Safiirada Suudaan ayaa waxaa Bilad sharaf la gudoonsiiyay Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibada ee Kenya haatana ah Wasiika Waxbarashada Kenya Aamino Maxamed oo shirka lagu Casumay.

Previous Post

Ra’iisul wasaare Kheyre oo booqday Taalada Shuhadada Ciidamada Imaaraadka

Next Post

Guddoomiyaha Gobalka Shabeellaha Hoose oo ka digay dhul boob ka socda deegaanka Jazeera

Next Post
Guddoomiyaha Gobalka Shabeellaha Hoose oo ka digay dhul boob ka socda deegaanka Jazeera

Guddoomiyaha Gobalka Shabeellaha Hoose oo ka digay dhul boob ka socda deegaanka Jazeera

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In