Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Arrimaha Dibadda NorwayWasiirka Arrimaha Dibadda Norway oo soo gaaray Muqdisho (SAWIRRO)

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Arrimaha Dibadda NorwayWasiirka Arrimaha Dibadda Norway oo soo gaaray Muqdisho (SAWIRRO)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi ka socda dowladda Norway oo uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Waddankaas ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Norway Børge Brende iyo Wafdigiisa ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyay masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya oo uu ka midyahay Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Waxaa lagu wadaa in xubnaha Wafdigaan goor dhow ay madaxtooyada Soomaaliya kula kulmaan madax ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya.

Dowladda Norway ayaa waxay ka mid tahay dalalka saaxiibka la ah Soomaaliya isla markaana ka mid ah Dalalka Danjirayaashooda ay joogaan dalka.

Dhowaan ayay ahayd markii R/wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya uu dalka Qadar kula kulmay wasiirka Arrimaha dibadda ee Waddankaasi Norway, iyagoo ka wada hadlay xiriirka labada dal.

Sidoo dowladda Norway waxay aqoonsatay Baasaboorka Diblomaasiga ah ee Soomaaliyeed ka dib markii dalkaasi ay booqdeen masuuliyiin ka tirsan hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo uu hoggaaminayay Agaasimaha hay’adaas.

Previous Post

Soomaali noqoday suugaan yahanka Edmonton- Canada

Next Post

Madaxweynaha iyo R/wasaaraha oo qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibedda Norway (SAWIRRO)

Next Post
Madaxweynaha iyo R/wasaaraha oo qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibedda Norway (SAWIRRO)

Madaxweynaha iyo R/wasaaraha oo qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibedda Norway (SAWIRRO)

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In