Saturday, March 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqullo ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Danjiranimo ee Safiirro Cusub

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 months ago
in Wararka
0
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqullo ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Danjiranimo ee Safiirro Cusub
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta guddoomay nuqullo ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo ee Safiirrada cusub ee ka socda qaar ka mid ah dalalka Soomaaliya saaxiibka la ah.

Wasiirka ayaa si diirran u soo dhoweeyey safiirrada cusub ee ka kala yimid dalalka Ethiopia, Ghana, Mauritania, Mexico, Venezuela, Ivory Coast, iyo Iraq, isagoo u rajeeyey guul iyo horumar. Wuxuu muujiyey kalsoonida Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan in safiirradu si hufan, daacadnimo iyo xilkasnimo leh u gudan doonaan waajibaadkooda diblomaasiyadeed, isla markaana ay kaalin muuqata ka qaadan doonaan horumarinta xiriirka laba geesoodka ah.

Related posts

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

March 21, 2026

Sidoo kale, Wasiirka ayaa ku booriyey safiirrada in ay mudnaanta siiyaan xoojinta xiriirka iskaashi, saaxiibtinimo, iyo dan-wadaag waara oo u dhexeeya dalalkooda iyo Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Previous Post

Somalia’s Financial War Against Al-Shabaab: Key Achievements and Strategic Milestones (2022–2025)

Next Post

Magaalada Bariire oo lagu jebiyay Khawaarijta

Next Post
Magaalada Bariire oo lagu jebiyay Khawaarijta

Magaalada Bariire oo lagu jebiyay Khawaarijta

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul Ftriga kula tukadey degaanka Gendershe Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo...

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

March 20, 2026
0

Ciidamada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka, gaar ahaan gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa saakay si...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In