Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka arrimaha dibadda: “Soomaaliya ma aha meel dambiilayaashu ku soo ordain”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Wasiirka arrimaha dibadda: “Soomaaliya ma aha meel dambiilayaashu ku soo ordain”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Federaalka ayaa sheegtay in Soomaaliya aysan noqon doonin meel ay ku dhuuntaan argagixisada islamarkaana la soo qaban doono qof kastoo dambiila ah.

Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga Dr. C/salaan Hadliye ayaa sheegay in dowladda ay la socoto duqeymaha lagu qaarijinayo horjoogayaasha Shabaab, wuxuuna intaa ku daray in dowladaha caalamka iyo dowladda Federaalka Soomaaliya ay sii wadayaan iskaashiga ku wajahan sidii loo bartilmaameedsan lahaa horjoogayaasha dambiga ka galay ummadda ee haddana ku dhuumaaleysanaya dalkeena.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Waxaan kala soconaa waxaa weeye inaan ummadda adduunka iyo dadka Soomaalida ah u sheegno ineysan Soomaaliya noqon Karin meel lagu dhuunto, qofkii dambi galana la soo qaban doono, marka Soomaaliya ma aha meel dambiilayaashu ku soo ordain” ayuu yiri wasiirka arrimaha dibadda C/salaam Hadliye.

Wasiirka oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in Soomaaliya uu ka socdo isbedel dhinac kasta ah, dowladduna ay dhul weyn gacanta ku heyso, sidaasi darteedna aysan suurtagal aheyn in Soomaaliya ay ku dhuuntaan dammbiilayaasha.

Hadalka wasiirka ayaa imaanaya xilli ay sii kordheyso horjoogayaasha argagixisada ee lagu dilayo gudaha dalkeena, iyadoo horjooge lagu magacaabo Aadan Garaag dhawaan diyaaraha Mareykanku ku dileen deegaan u dhaxeeya Diinsoor iyo Baardheere.

Previous Post

Guddoomiye “Muungaab” oo kormeeray xarunta Dab damiska “Sawirro”

Next Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In