Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay Imaamka Azhar

caqiil by caqiil
6 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay Imaamka Azhar
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ee xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxmaed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa la kulmay Imaamka Jaamacadda Al-Azhar Al-shariif Dr Axmed Al-Dayib.

Imaamka ayaa ballan qaaday in Jaamacadda Azhar ay diyaar u tahay inay Soomaaliya ka caawiso wax kasta oo la xariira waxbarashada.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Imaamku wuxu intaas ku daray inay ku guda jiraan sidii ay Soomaaliya ugu tababari lahaayeen imaamyada masaajidda, si kor loogu qaado aqoontooda diinta.

Imaamka ayaa carrabka ku adkeeyay, sida ay muhiim u tahay in la iska kaashado sidii loola dagaalami lahaa fikirka xagjirnimada ah ee ay xanbaarsanyihiin kooxo aan aqoon u lahayn diinta Islaamka.

Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga Soomaaliya ayaa dhankiisa sheegay in dadka Soomaaliyeed abaal weyn u hayaan Jaamacadda Al-Azhar, isagoo u mahadceliyay Imaamka iyo maamulka Jaamacadda.

Previous Post

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo maalintii saddexaad galay

Next Post

Xoghayaha Jaamacadda Carabta “Waxaa naga go’an taageeridda horumarka Soomaaliya”

Next Post
Xoghayaha  Jaamacadda Carabta “Waxaa naga go’an taageeridda horumarka Soomaaliya”

Xoghayaha Jaamacadda Carabta "Waxaa naga go’an taageeridda horumarka Soomaaliya"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In