Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya oo farriin U diray maamul Goboleedyada dalka ka jira

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya oo farriin U diray maamul Goboleedyada dalka ka jira
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, ayaa ugu baaqay Maamullada Somaliland, Puntland, iyo Jubbaland in ay xoojiyaan ka qeyb-galka gurmadka loo fidinayo dadka dib ugu soo laabanaya dalka kana soo cararaya dagaallada ka socda Yemen.

Wasiirka Arrimaha dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Hadliye ayaa sheegay waqtigaan loo baahanyahay in maamul goboleedyada dalka kajira ay u istaagaan Gurmad u fidinta dadka Soomalida ah ee ku soo laabanaya qaybo badan oo ka mid ah dalka, kuwaas oo hadda u baahan in la caawiyo.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Wasiir Hadliye waxa uu intaa raaciyay  in ka Dowlad ahaan ay soo dhaweynayaan dadkaasi Soomaaliyeed, isagoo ugu baaqay maamullada Soomaaliland ,Puntland iyo jubbaland  in si wadaniyadnimo ah dadka ay  usoo dhaweeyaan, Gurmadna u fidiyaan maadaama ay yihiin dad dhibanayaal ah,

Dadkaas Soomaaliyeed ee ka soo Cararaya dhibaatada ka jirta dalka Yaman ayaa ku soo qul-qulaya magaalooyin ka mid ah dalka si caawinaad ay uga helaan walaalahooda Soomaaliyeed ee wax haysta,iyagoo dadkaas qaarkood loo sameeyay Dib u dajin si gurmad joogto ah loogu sameeyo.

Previous Post

Madaxweynaha Xasan oo kulan la qaatay dhiggiisa Nigeria “SAWIRRO”

Next Post

Roobab xoogleh oo ka da,ay saakay magaalada Muqdisho

Next Post
Roobab xoogleh oo ka da,ay saakay magaalada Muqdisho

Roobab xoogleh oo ka da,ay saakay magaalada Muqdisho

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In