Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka arrimaha gudaha “Dowladdu waxey dadaal ugu jirtaa meel marinta hiigsiga 2016-ka”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Wasiirka arrimaha gudaha “Dowladdu waxey dadaal ugu jirtaa meel marinta hiigsiga 2016-ka”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen oo marti ku ah barnaamijka kulanka todobaadka si toos ahna u fadhiya Studiyaha Idaacadda Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka  ayaa ka hadlay marxaladda siyaasadeed ee dalku marayo, iyo howlaha shaqo ee horyaala wasaaraddiisa iyo jaangoynta hiigsiga 2016-ka.

Wasiirka ayaa tilmaamay in waqtigu koobanyahay laakiin ay dowladdu dadaal ballaaran ugu jirto sidii ay u meel marin laheyd qorshaha hiigsiga 2016-ka si dalka loo gaarsiiyo doorasho madax banaan.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Sidoo kale wasiirka ayaa soo hadalqaaday dhameystirka dhismaha maamullada dalka iyo kuwa iminka howshoodu socoto sida Galgaduud iyo mudug iyo dhinaca Hiiraan iyo Sh/dhexe oo uu tilmaamay in qorshuhu yahay in howshooda la soo gebagebeeyo bisha Juun ee inagu soo aaddan.

Dhinaca kale wasiirka ayaa ka hadlay diyaarinta shuruucda axsaabta dalka, isagoo tilmaamay ineey meel wanaagsan mareyso howshaasi, waxuuna hoosta ka xariiqay ahmiyadda ay leedahay meel marinta shuruucdaasi si looga gudbo nidaamka qabiilka looguna xuub siibto hanaanka xisbiyada dalka.

Wasiirka ayaa haatan si toos ah u fadhiya Studiyaha Idaacada Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka, isagoo ka jawaabaya su’aalo ay dhageystayaashu ku soo weydiinayaan qadka telefoonka.

Previous Post

Maamulka gobolka Banaadir dhisaya waddo bacaad ah oo ku taala degmada Kaaraan

Next Post

Barnaamijka Kulanka Todobaadka oo uu marti ku ahaa wasiirka arrimaha gudaha “Dhageyso+Sawirro”

Next Post
Barnaamijka Kulanka Todobaadka oo uu marti ku ahaa wasiirka arrimaha gudaha “Dhageyso+Sawirro”

Barnaamijka Kulanka Todobaadka oo uu marti ku ahaa wasiirka arrimaha gudaha "Dhageyso+Sawirro"

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In