Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka arrimaha gudaha: Dowladdu waxey wadahadallo la billowday maamulka Ahlusunna

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka arrimaha gudaha: Dowladdu waxey wadahadallo la billowday maamulka Ahlusunna
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay iney billowday wadahadallo ay la yeelaneyso maamulka Ahlusunna waljamaaca.

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha mudane C/raxmaan Odawaa ayaa magaalada Cadaado ka sheegay in dowladdu ay wadahadallo la bilowday maamulka Ahlusunna si loo dardar geliyo hannaanka dib u heshiisiinta iyo dhismaha maamulka gobollada dhexe.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Mudane Odawaa wasiirka wasaaradda amniga ayaa xusay in 15-kii bishan uu tegay magaalada Dhuusamareeb islamarkaana uu halkaasi wadahadallo kula soo yeeshay maamulka Ahlusuna, kuwaasoo socday ilaa 18-ki bishan.

Wuxuu rajo wanaagsan ka muujiyay in wadahadalladaasi ay taabbo gal noqdaan ayna ka soo baxaan natiijooyin wanaagsan oo soo afjari kara dhibaatooyinkii ka dhacay gobolladaasi.

Wasiirka ayaa ugu baaqay qeybaha bulshada ee gobollada dhexe ineey gacan buuxda ka geystaan hirgelinta maamulka loo dhisayo gobollada Mudug iyo Galgaduud, wuxuuna ku boorriyay iney taageeraan nabadda iyo horumarka goolka.

Previous Post

Wasaaradda amniga oo war-saxaafadeed ka soo saartay weerarkii Baardheere

Next Post

Fursado shaqo oo ka banaan Xafiiska R/wasaaraha iyo Guddiga Qaranka ee shqaalaha rayidka.

Next Post
Fursado shaqo oo ka banaan Xafiiska R/wasaaraha iyo Guddiga Qaranka ee shqaalaha rayidka.

Fursado shaqo oo ka banaan Xafiiska R/wasaaraha iyo Guddiga Qaranka ee shqaalaha rayidka.

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In