Saturday, August 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Galmudug oo ka warbixiyay qorshaha golaha Deegaanka ee laga hirgelinayo Galmudug

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Dowlad Goboleedka Galmudug oo Ka tacsiyeysay gumaadkii shalay ka dhacay isgoska Zoope malagada Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowlad Gobleedka Galmudug oo waraysi gaar ah siyey Radio Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyey qeybta labaad ee Golaha Deegaanka ee la soo gababayeeyay, isagoo sheegay in si fiican howlshaasi ay ugu  guuleysteen

Cabdi Maxmed Jaamac (Waayeel) Wasirka Arrimaha Gudaha Galmdug ayaa sheegay in magaalada Gaalkacyo ay tahay markii ugu horeysey oo loo sameeyo gole deegaan, taasina ay keentay in waqti badan qaadato, isagoo xusay in tababaro loo furi doono xubnaha golaha Deegaanka Gaalkacyo..

Related posts

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO FURAY KALFADHIGA 8-AAD EE BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO FURAY KALFADHIGA 8-AAD EE BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA

August 1, 2026
Madaxweynaha JFS oo si rasmi ah u daah furay Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal

Madaxweynaha JFS oo si rasmi ah u daah furay Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal

August 1, 2026

Wasiir Waayeel ayaa sidoo kale sheegay in wacyi gelin ay ka wadaan deegaanno badan oo ka mid ah Galmudug kuwaasi oo bulshada lagu fahamsiinayo nidaamka golaha deegaanka, si bulshada fahankooda uu uga sareeyo sida hada uu yahay, isagoo rajo wanaagsan ka muujiyay iney dadka fahmi doonaan ahmiyadda ay leedahay in degmo kasta oo ka tirsan Galmudug ay yeelato Gole deegaan.

Ugu dambeyn Wasirka Arrimaha Gudaha Galmdug ayaa tilmaamay in socdaalo ku saabsan  dib u heshiisiinta dadka ay ku soo mareen  deegaanno ka tirsan Galmudug, waxaana socdaalkooda qeyb ka ahaa sidii ay u ogaan lahaayeen xaaladda dhabta ah ee ka jirta deegaannada ay safarka shaqo ku tegeen.

Previous Post

Taliyaha ciidanka Uganda ee AMISOM oo soo gabo gabeeyay socdaal uu ku tegay xarumo dhowr ah “SAWIRRO”

Next Post

IOM oo sheegtay in dumarka ku nool xeryaha barakacayaasha Baydhabo ay sameeyeen agabka af xirashada ah “SAWIRRO”

Next Post
IOM oo sheegtay in dumarka ku nool xeryaha barakacayaasha Baydhabo ay sameeyeen agabka af xirashada ah “SAWIRRO”

IOM oo sheegtay in dumarka ku nool xeryaha barakacayaasha Baydhabo ay sameeyeen agabka af xirashada ah “SAWIRRO”

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO FURAY KALFADHIGA 8-AAD EE BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO FURAY KALFADHIGA 8-AAD EE BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA

August 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furay Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Federaalka...

Madaxweynaha JFS oo si rasmi ah u daah furay Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal

Madaxweynaha JFS oo si rasmi ah u daah furay Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal

August 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Waxaa maanta xarunta Baarlamaanka ee Villa Hargeysa si rasmi ah uga furmay, Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal ee Baarlamaanka...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerar lagu qaaday deked ku taalla Masar

Dowladda Soomaaliya oo tacsi u dirtay dhiggeeda Aljeeriya

August 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh u direysaa Dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Shacabka Aljeeriya kadib shilkii naxdinta...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo Puntland ugu hambalyeeyay munaasabadda 1-da August

Ra’iisul Wasaare Xamse oo Puntland ugu hambalyeeyay munaasabadda 1-da August

August 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa hambalyo u direy bulshada deegaanada Puntland & Maamulkaba sanad guuradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In