Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Arrimaha Gudaha Galmudug Oo Lagu Soo Dhaweeyay Galinsoor “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Arrimaha Gudaha Galmudug Oo Lagu Soo Dhaweeyay Galinsoor “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dib-U-Heshiisiinta Galmudug mudane Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdi Waayeel) ayaa siwayn loogu soo dhaweeyay magaalada Galinsoor oo uu ku tagay booqasho iyo qiimayn lagu sameynayo Degmonimada Galinsoor.

Wafdiga Wasiirka waxaa qayb ka ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Wasiirka Biyaha iyo Tamarta, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka, Wasiir ku-xigeenka Cadaaladda, Xildhibaanno ka tirsan Galmudug, Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud iyo Guddomiyaha Gobolka Mudug

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Wasiirka iyo wafdigiisu waxay booqdeen xarumaha muhiim ah oo ku yaala Galinsoor, ayagoo qiimayn ku sameeyay xaalada Nololeed ee Bulshada halkaas ku nool.

Wasiir Cabdi Waayeel oo hadal ka keediyay xaflad lagu soo dhawaynaayay ayaa ku dhawaaqay in Galinsoor tahay Degmo asagoo sheegay in ay marsiin doonaan habka loo qorsheeyay in la mariyo Degmooyinka cusub ee deegaannada Galmudug.

Previous Post

Guddoomiyaha Cusub Ee Degmada Matabaan Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Xarunta Degmada

Next Post

Ciidanka Xoogga dalka oo Gacanta ku soo dhigay xubno ka tirsan maleeshiyaadka Al-Shabaab

Next Post
Ciidanka Xoogga dalka oo Gacanta ku soo dhigay xubno ka tirsan maleeshiyaadka Al-Shabaab

Ciidanka Xoogga dalka oo Gacanta ku soo dhigay xubno ka tirsan maleeshiyaadka Al-Shabaab

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In