Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga Kenya oo booqday xeryaha qaxootiga Dhadhaab “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga Kenya oo booqday xeryaha qaxootiga Dhadhaab “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ayaa waxaa maanta booqday wefti balaaran oo u horkacayay wasiirka arimaha gudaha iyo amniga dalka Kenya Josaf Kaysari, Β waxaa qeyb ka ahaa weftigan xildhibaano ka tirsan kenya oo ka soo jeeda gobolka waqoyi beri, Β kuwaasi oo kala ah Adan Bare Ducale gudoomiyaha aqlabiyadda baarlamaanka kenya, Xildhibaan Maxamed Dahiye Ducalle, Xildhibaan Ilyas Bare Shill,Xildhibaan Cabdullahi Diriye Dhagalow, Gudoomiyaha gobolka Garisaa Nadif Jaama Aadan,Madaxa Amniga Gobolka waqoyi beri Maxamud Cali Saalax,Wakilka Hayada UNHCR ee dalka Kenya Rauuf Masuu, xildhibaano kale iyo mas’uuliyiin kalo ka socday dalka kenya,

Weftiga ayaa markay gaaren xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab waxay kulan gooni ah la qaateen horjoogayaasha xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab, iyagoo kala hadlay sadex arimood kuwaasi oo kala ah arimaha amaanka xeryaha iyagoo weftigan ay ka codsadan horjoogayasha xeryaha ka shaqeynta arimaha amaanka iyo ka hortagga kooxda Shabaab falalka lidka ku ah amaanka ay ka geystaan xeryaha Dhadhaab iyo guud ahaan dalka Kenya soona sheegan kuna soo wargeliyaan lamaha amaanka, tan labaad oo ay kala hadlaan waa arimaha dib u noqoshada taasi oo ay u sheegan in aysan jirin cid si qasab ah loogu celinayo dalka Soomaaliya oo ay tahay rabitaanka qofka waxay waftiga ka codsadan horjoogayaasha in ay ku dhiiradan ka shaqeynta arimaha nabadda iyo horumarka dalkooda kana qayb qataan la socdaana xaaladaha dalkooda.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026

Dhanka kale horjoogayaasha ayaa qiray kuna farxay xaaladaha horumarka ee dalkooda ku jira iyagoo sheekay daqiiqad kasta in ay la socdaan xaaladaha dalkooda, Β iyagoo u riyaqay una mahadceliyay wax qabadka mudooyinka dambe ee safadaradda Soomaaliya ee dalka Kenya iyo ka war qabka safarada ee dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan xeryaha Dhadhaab iyadoo safarada dhowr jeer caawisay dad ku dhibateysnaa xeryaha waxay si gooni ah wax qabadkooda ugu bogaan safirka dowlada Soomaaliya ee dalka Kenya Jamal Maxamed Xasan iyo ku xigeenkiisa Cali Maxamed Sheekh(Cali bagaadi)

Tan sadexaad weftigan ayaa ku wargeliyay horjoogayaasha xeryaha in dhawaan xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab imaan doonan wefti balaaran oo u horkacayo R/wasaaraha dowlada federaalka ee Soomaaliya, iyadoo weftigan ukuurkali doonaan xaaladaha qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool xeryaha Dhadhaab.

unnamed (1) unnamed (2) unnamed (3) unnamed (4) unnamed

Previous Post

Kulan looga hadlayay iskaashiga iyo horumarinta gobolada dalka oo lagu qabtay Muqdisho

Next Post

Eedeysanayaal u dhashay dalka Kenya oo maxkamadda gobolka banaadir la horgeeyay

Next Post

Eedeysanayaal u dhashay dalka Kenya oo maxkamadda gobolka banaadir la horgeeyay

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso β€œSoddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In