Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Kulan La Qaatay Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Kulan La Qaatay Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ahmed Moallim Fiqi, ayaa Maanta kulan la qaatay Ku-xigeenka Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Anita Kiki Gbeho.

Wasiir Ahmed Moallim Fiqi iyo Anita Kiki Gbeho, ayaa waxay kulankooda uga wada hadleen xoojinta wadashaqeynta Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay iyo sidii Qaramada Midoobay u kordhin laheyd taageerada Barnaamijyada Federaalka,Dib-u-heshisiinta , Dhismaha Golayaasha Degaanka , Madasha wadatashiga Qaran.

Related posts

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026

Waxaa Sidoo kale kulanka looga hadlay Abaaraha kajira dalka iyo sidii Qaramada Midoobay uga qeyb qaadan laheyd gurmadka loo sameeynayo Shacabka Soomaaliyeed, taas oo Xukumadda DanQaran u ah ahmiyadeeda ugu weyn.

Mudane Ahmed Moallim Fiqi Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, “Waxaan uga mahadceliyay Anita Kiki Gbeho taageerada Qaramada Midoobay ay siiso Soomaaliya waxaana inaga go’an haddii aan nahay Wasaaradda Arrimaha gudaha la shaqaynta Hay’addaha Qaramada Midoobay ee ka howlgala Soomaaliya”. Mudane Ahmed Moallim Fiqi Wasiirka Arrimaha Gudahaa Ayuu yiri

Kulanka Wasiirka waxaa ku wehlinayay Wasiiru dowlaha Wasaaradda Mudane Ilyas Ali Hassan iyo agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mud.Saciid Abdullahi Calasow.

Previous Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Kulan La Qaatay Guddiga Joogtada ee G/Shacabka 

Next Post

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dowladda UK 

Next Post
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dowladda UK 

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dowladda UK 

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug soo gaarsiiyey Kaararka codbixiyaasha hore loo diiwaangeliyey,...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta booqday Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir ee...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026
0

Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In