Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane mudane Cali Yuusuf Cali – Xoosh ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay madaxa howlgalka hey’adda IOM ee Soomaaliya mudane Frantz Celestin.
Inta uu kulanku socday arrimaha laga wada hadlay waxaa ka mid ahaa; xasillinta, xiriirka iyo warbaahinta, xalkawaara iyo arrimo kale.