Tuesday, September 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo guddoomiyay shirka xasilinta dalka ”sawirro”

admin by admin
9 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo guddoomiyay shirka xasilinta dalka ”sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkan oo ah mid bishii mar la qabto waxaa diirada lagu  saaray  wixii ka qabsoomay Barnaamijka Xasilinta dalka iyo qorshaha sanadkaan 2018.

Waxa shir Guddoomiyay markii ugu horeysay wasiirka cuusb ee arimaha gudaha federaalka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye waxaana goob joog ahaa wasiiro dowlaha xafiiska ra’isalwasaaraha Cabdulaahi Xaamud, madax ka soctay wasaaradaha arimaha gudaha ee dowlad goboleedyada iyo beesha caalamka.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 𝐞𝐞  𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐪𝐚𝐥𝐢𝐧𝐣𝐚𝐛𝐢𝐬𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐪𝐢𝐢𝐣𝐢𝐲𝐞𝐞𝐧 𝐲𝐨𝐨𝐥 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 𝐞𝐞 𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐪𝐚𝐥𝐢𝐧𝐣𝐚𝐛𝐢𝐬𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐪𝐢𝐢𝐣𝐢𝐲𝐞𝐞𝐧 𝐲𝐨𝐨𝐥 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡

September 21, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

September 21, 2026

Shirka intii u socday waxa la isku waydaarsaday sida ugu wanaagsan ee loo xoojin karo mashaariicda xasilinta goobaha laga xureeyo nabad diidka

Masuuliyiinta dowlad goboleedyada ee ka hadlay shirka waxa ka mid ah wasiirka arrimaha gudaha ee Hirshabeele Maxamed Cali Caadle oo sheegay inay wadaan dib u heshiisiinta beelaha khilaafaadka uu ka dhaxeeyo ee deegaanada dowlad goboleedkaasi

‘’  waxaa inoo suuragalay inaan u qabano dib u heshiisiin beela ku dagalamy tuulooyin ka kala tirsan degmooyinka balcad iyo jowhar horaantii bishaan Janaayo waxaana ugu qabanay magaalada Jowhar waxaana dagaaladaasi laga gaaray heshiisyo’’ waxaa sidaas Yiri Wasiir Caadle

ku xigeenka ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Petter Dikalaa ayaa tilmaamy inay muhiim tahay taageeerada caalamka ee lagu xoojinyo mashaariicda xasilinta.

Wasiirka Arimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisinta Mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa shirka markii uu soo idlaaday waxa uu la hadlay warbaahinta Qaranka waxa uu sheegay in dowladda  federaalka Soomaaliya ay ka go’an tahay xoojinta mashaariicda xasilinta iyo sooc elinta adeegyada uhiimka u ah bulshada.

‘’ waxaan ku faraxsanahay inaan maanta gudoomiyay shirkii xasilinta oo lagu qabtay xalane  oo ay ka soo qeyb galeen dhamaan wasaaradaha arrimaha gudaha ee Dowlad gobeedlyada iyo hey’adaha wasaaradda kala shaqeeya nabadda iyo xasilinta degmooyinka, waxaa dhiira galin laheed sidii ay ugu hadleen madaxdii dowladda federaalka  iyo kuwii dowlad goboleedyada Arimaha xasilinta halka ay marayaan iyo mustaqbalka meesha ay u socdaan’’  sidaasi waxaa yiri wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya

Dhinaca kale wasiirka arimaha gudaha waxa uu la kulmay madax ka socotay Barnaamijka xasilinta hey’adda hormarinta caalamiga ah ee Mareekanka ee loo soo gaabiyo USAID  iyaga oo kala hadlay teegarada ay ku bixiyeen mashaariicda xasilinta iyo daadajinta awooda dowladda

Previous Post

Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha oo ka digay in la boobo hantida wasaaraddu leedahay.

Next Post

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo booqday xarunta Dawladda Hoose ee Xamar “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo booqday xarunta Dawladda Hoose ee Xamar “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo booqday xarunta Dawladda Hoose ee Xamar "SAWIRRO"

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 𝐞𝐞  𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐪𝐚𝐥𝐢𝐧𝐣𝐚𝐛𝐢𝐬𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐪𝐢𝐢𝐣𝐢𝐲𝐞𝐞𝐧 𝐲𝐨𝐨𝐥 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 𝐞𝐞 𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐪𝐚𝐥𝐢𝐧𝐣𝐚𝐛𝐢𝐬𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐪𝐢𝐢𝐣𝐢𝐲𝐞𝐞𝐧 𝐲𝐨𝐨𝐥 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡

September 21, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

September 21, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hay’adda WHO ee Soomaaliya

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hay’adda WHO ee Soomaaliya

September 21, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE NABADDA ADDUUNKA

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE NABADDA ADDUUNKA

September 21, 2026
0

Waxaa xalay magaalada Gaalkacyo lagu qabtay munaasabad lagu xusay Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda Adduunka, oo ku beegan 21-ka Sebtembar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In