Friday, February 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Awqaafta iyo Arrramaha Diinta oo soo dhaweeyay Guddiga Garsoorka

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Awqaafta iyo Arrramaha Diinta oo soo dhaweeyay Guddiga Garsoorka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrramaha Diinta oo Xarunta Wasaaradda kusoo dhaweeyay Guddiga Garsoorka, Awqaafta iyo Arramaha Diinta ee Golaha Shacabka BFS.

Wasiir Sh. Mukhtar Roobow Cali oo ay wehliyaan Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Mudane Xildh. Saalax Shariif Sayid Cali iyo Lataliye Sare Maxamed Kheyrow Aadan ayaa Guddiga warbixin ka siiyay howlaha baaxada leh ee Wasaaradda horyaala iyo qorshaha isbedel ee ay qorsheynayaan in ay ku gaaraan Howlaha Hortabinta u leh Wasaaradda.

Related posts

Hay’adda Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

Hay’adda Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

February 20, 2026

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026

February 20, 2026

Wasiirka ayaa ku dheeraaday ka warbixinta muhiimada ay Wasaaraddan u leedahay Qaranka, isagoo ka codsaday Guddiga in ay garab ku siiyaan suurtagelinta howlaha hortabinta u leh Wasaaradda.

Guddoomiyaha Guddiga Garsoorka, Awqaafta iyo Arr. Diinta Golaha Shacabka BFS Mudane Sh. Cali Xaji Daahir Saleeban iyo Xubnaha Guddiga ka midka ah ee ku wehliyay Koormeeka ayaa Wasiiradda uga mahadceliyay soodhaweynta ay ugu sameeyeen Xarunta Wasaaradda.

Guddoomiyaha Guddiga ayaa ku amaanay Wasiiradda aragtida hogaamineed ee ay ku wajaheen howlaha hortabinta u leh Wasaaradda.

Ugu dambeyn, Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda oo ay wehliyaan xubnaha Guddiga ayaa kormeeray Waaxaha kala duwan ee Wasaaradda.

 

Previous Post

Maamulka Gobolka Banaadir oo kulan kayeeshay tayada waxbarashada

Next Post

Wasiirka warfaafinta Galmudug oo soo dhaweeyay Ururka Suxufiyiinta Galmudug

Next Post
Aqoon isweydaarsi looga hadlayay sida ugu haboon ee loo heli karo doorasho nabdoon oo lagu qabtay Gaalkacyo

Wasiirka warfaafinta Galmudug oo soo dhaweeyay Ururka Suxufiyiinta Galmudug

Hay’adda Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

Hay’adda Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

February 20, 2026
0

Hay’adda Qatar Charity, oo kaashanaysa Safaaradda Dowladda Qatar ee Soomaaliya, ayaa si rasmi ah u daahfurtay ololaha bisha barakeysan ee...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026

February 20, 2026
0

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026 1- President Hassan Sheikh Mohamud chaired a meeting between...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026

February 20, 2026
0

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulan dhexmarey...

Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka

Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka

February 20, 2026
0

Waxaa magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka ka socda bixinta mucaawinooyin loogu talagalay dadka taagta daran  iyo kuwa barakacayaasha ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In