Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Awqaafta oo Imaamyada Masaajidda ugu baaqay in Jimcaha ay oogaan salaad roob doon ah

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Awqaafta oo Imaamyada Masaajidda ugu baaqay in Jimcaha ay oogaan salaad roob doon ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiaadir Sheekh Cali Ibraahim Baqdaaddi oo Maanta Shir Saxaafadeed ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay abaaro Ba’an oo ku dhuftay Waqooyiga iyo Koofurta Soomaaliya.

Wasiirka ayaa ku baaqay in maalinta Jimcaha ee nasoo aaddan dhammaan Masaajidda dalka laga oogo salaad roob doon ah, culimaduna ay shanta salaadood oogaan qunuud Alle lagu weydiisanayo in abaarta uu shababka Soomaaliyeed ka dulqaado.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

“Meelo badan oo dalka waa ay saameysay aaartay, tan xigta dhammaan Culimada Masaajidda waxaaan ugu baaqayaa inay shanta salaadoodba ay ka Qunuudaan si Ilaahay Subxaana Wataacaalaa dhibaatadaan uga dulqaado masaakiinta dhibaateysan. maalinta Jimcahana tukadaan salaad roob doon ah”ayuu yir mudane Baqdaaddi.

Wasiirka ayaa sheegay in labada bil ee nasoo aaddan aan roob la filaneynin, isagoo ku boorriyay shababka Soomaaliyeed ee dhaqaalaha heysta iyo hayadaha samafalka in sid deg deg ah u soo caawiyaan dadka dhibaateysan ee abaartu xoolahoodii leysay.

“Qofkasta oo Soomaali ah oo heysta waxa uu quudanayo wax ka badan inay la gaaraan walaalkooda dhibaateysan ee ay abaaruhu saameeyeen, ee u istaagno sidii loogu gurman lahaa dadka ay abaaruhu saameysay”ayuu yiri Wasiirka Awqaafta iyo Diinta.

Previous Post

Akhriso khubaddii Madaxweynaha Dalka uu ka jeediyay Daah-furka barnaamijka Wadajir

Next Post

Cutubyo ka tirsan ciidanka Kumaandooska ee Danab oo tababbar loo soo xiray “SAWIRRO”

Next Post
Cutubyo ka tirsan ciidanka Kumaandooska ee Danab oo tababbar loo soo xiray “SAWIRRO”

Cutubyo ka tirsan ciidanka Kumaandooska ee Danab oo tababbar loo soo xiray "SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In