Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Bartoolka “Fursado maalgeshi ayaa ka jirta Soomaaliya, shirka ayaana ku soo bandhigeynaa”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Bartoolka “Fursado maalgeshi ayaa ka jirta Soomaaliya, shirka ayaana ku soo bandhigeynaa”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiirka Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Fadaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mukhtaar Ibraahim oo magaalada Cape Town ee Dalka Koonfur Afrika uga qeyb galay shir looga hadlayo sahminta shidaalka Qaaradda Afrika ayaa tilmaamay in maanta uu halkaasi ka soo jeedin doono khudbad uu kaga hadlayo xaalada dalka iyo kheryaadka uu Alle ku manastay dhulkeena.

Wasiiirka oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in shirka ay horgeyn doonaan sida looga faa’ideysan karo kheyraadka dabiiciga ee dalkeena iyo fursadaha maalgeshi ee ay dowladda siineyso dadka daneynaya inay maalgeshi ku sameystaan gudaha dalka, si looga faa’iideysto kheyraadka

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

“Shirkan isbuucii shidaalka Afrika ayaa la dhahaa, shalay ayuu ka furmay Cape town waxaa culeyska lagu saraa sahminta iyo soo saaridda shidaalka  Qaaradda, dhulka Soomaaliya waxaa ku jira kheyraad dabiici ah, waxaan aad u daneyneynaa in laga faa’iideysto kheyraadka, waxaana u nimid in aan u sharaxno fursadaha maalgeshi ee ka jirta Soomaaliya” ayuu yiri Wasiirka batroolka.

Shirkan oo shalay ka furmay dalka Koonfur Afrika ayaa la filayaa inay ka soo baxaan arrimo muhiim u ah Soomaaliya.

Previous Post

Maamulka Gobolka SH/Dhexe oo ku baaqay in gurmad loo fidiyo dadka uu fahataadda webiga saameeyay

Next Post

Xagjirnimada maxaa xal u ah?

Next Post
Xagjirnimada maxaa xal u ah?

Xagjirnimada maxaa xal u ah?

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In