Thursday, May 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Tubta Toosan

Xagjirnimada maxaa xal u ah?

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Tubta Toosan
0
Xagjirnimada maxaa xal u ah?
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

 

Xag-jirnimadu waa in qof ama kooxu ku talax tagto waxa ay aaminsan tahay ilaa heer ay gaarto in dad kale ama naftooda dhib ka soo gaaro.

Related posts

Dhageyso: Sheekh Bashiir oo khudbadii Jimcaha uga hadlay fadliga bishaan iyo dhalashada sanadka cudub ee Hijriga

Dhageyso: Sheekh Bashiir oo khudbadii Jimcaha uga hadlay fadliga bishaan iyo dhalashada sanadka cudub ee Hijriga

October 29, 2021
Madaxda iyo shaqaalaha Wasaaradda Waxbarashada oo ka qeyb galay kaltanka ololaha isxilqaan “SAWIRRO”

Madaxda iyo shaqaalaha Wasaaradda Waxbarashada oo ka qeyb galay kaltanka ololaha isxilqaan “SAWIRRO”

October 28, 2021

Shareecada islaamku way diidday xag jirnimda, waxa ayna ku baaqday in si dhex dhexaadnimo leh loo dhaqmo.

Kooxo badan oo sheegta in ay diin u dagaallamaan ayaa dunida ka jira sida Alqaacidda, Alshabaab, Booko Xaraam,Daacish iyo Daalibaan.

Kooxahani waxa ay dhibaatada ugu badan u geystaan muslimiinta iyagoo magaca diinta adeegsanaya.

Waxay qarxiyaan masaajidda, Suuqyada,iskuullada,Jaamacadaha iyo goobaha ay dadka raryidka ahi isugu yimaadaan. Waxay si fool xun u dilaan dadka aan ku qanacsaneyn afkaartooda iyo dhaqankooda  iyagoo gaalo ku tilmaamaya.

Kooxaha xag jirka ahi ma lahan meel ay ku negaadaan ee waa ay duul duulaan.

Tusaale ahaan maleeshiyada Alshabaab waxay horay uga fallaagowday maxkamadihii islaamiga ahaa, ka dibna waxay ku biirtay Alqaacidda, haddana waxa ay ku kala qeybsan yihiin ku biirista Daacish.

barnaamijka Tubta Toosan oo arrintaa ku saabsan waxaa marti ku ah Sheikh Cabdullaahi Dalab, oo horay uga tirsanaan jiray Alshabaab, balse ka soo goostay markii uu ku qanci waayay afkaarahooda gurracan.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/10/TUBTA-TOOSAN-23.10.2015.mp3
Previous Post

Wasiirka Bartoolka “Fursado maalgeshi ayaa ka jirta Soomaaliya, shirka ayaana ku soo bandhigeynaa”

Next Post

Dilka Biri-ma geydada Maxay diintu ka qabtaa?

Next Post
Dilka Biri-ma geydada Maxay diintu ka qabtaa?

Dilka Biri-ma geydada Maxay diintu ka qabtaa?

Shirka golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo looga hadlay xaaladda guud ee deegaannada Koofur Galbeed

Shirka golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo looga hadlay xaaladda guud ee deegaannada Koofur Galbeed

May 21, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa shir guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada...

Wasiirka Awqaafta oo kormeeray goobaha loo diyaariyay in ay degaan Xujeyda Soomaaliyeed

Wasiirka Awqaafta oo kormeeray goobaha loo diyaariyay in ay degaan Xujeyda Soomaaliyeed

May 21, 2026
0

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali ayaa xalay kormeer ku tegay Teendhooyinka Xujeyda Soomaaliyeed loogu diyaariyay...

Saraakiil ka tirsan CXD oo lagu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo

Saraakiil ka tirsan CXD oo lagu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo

May 20, 2026
0

Kaaliyaha Taliska Xoogga Dalka Soomaliyeed Gen Maadey Nuurey Sheekh ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee caasimada ku meelgaarka ah ee Koofur...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray Buur-Hakaba

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray Buur-Hakaba

May 19, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Buurhakabo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In