Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Batroolka oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Norway “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu hogaaminayay Wasiirka Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Federalka Somaliya Mudane Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa kulan casho ah xalay la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed eek u nool magaalada Oslo ee xaruta dalka Norway.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026

Wasiir Cabdirashiid oo uu booqashadiisa Norway ku weheliyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Eng, Karar Shukri Doomeey ayaa dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay booqasho howl shaqa ah ku joogay magalada Stavanger oo ku taal bartamaha Norway, halkaasi oo ay uga qeyb galayeen Shirka Caalamiga Wadamada Shidaalka Adduunka oo sanadkan ay ka qeyb galeen in ka badan 40 dal oo ay Soomaaliya ka mid tahay.

Wasiirka iyo wafdigiisa oo shirka markuu soo dhaamaaday soo gaaray Caasimadda Norway ee Oslo ayaa waxaa habeenkii xalay ahaa ay kulan casho sharaf ah la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Norway.

Kulanka cashada oo ahaa mid soo dhoweynta Madaxda ka so kow ay Jaaliyaddu ku weydiisay su`aalo, laguna kala warqaatay ayaa geba gebadiisa waxa uu Jaaliyaddu kula dardaarmay in wax barashada iyo nolasha fiican ee Norway kadib dib loogu soo noqdo wadankii, lagana qeyb qaato dib u dhiska dalka.

Mudane Cabdirashiid Maxamed Axmed Wasiirka Batroolka iyo Macdanta ayaa waxa uu xafiiskiisa ku booqday Agaasimaha Guud Macdant iyo Batroolka Norway Mr Peter Stigset, taasoo uu Wasiirku sheegay inuu kulanka dabasocday howlihii ay u yimadeen Norway oo ahaa horumarinta dadaalada ay Dowladda Soomaaliya iyo Wasaaradiisuba ay ugu jiraan horumarinta ka sal gaaridda howlaha Kheyraadka Dalkeena.

Wafdiga Wasiirka ayaa ka soo amba baxay dalka Norway.

Previous Post

Safiir Jamaal Maxamed Barrow oo kulan la qaatay Ganacsatada K/Afrika

Next Post

Macalimiin ka tirsan Jaamacadda Plasma oo abaal marino la guddoonsiiyay “SAWIRRO”

Next Post
Macalimiin ka tirsan Jaamacadda Plasma oo abaal marino la guddoonsiiyay “SAWIRRO”

Macalimiin ka tirsan Jaamacadda Plasma oo abaal marino la guddoonsiiyay “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In