Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Batroolka XFS oo sheegay in la dhisayo Hay’adda batroolka Qaranka Soomaaliyeed

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Batroolka XFS oo sheegay in la dhisayo Hay’adda batroolka Qaranka Soomaaliyeed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

-Shir jaraa’id oo uu ku qabtay xarunta wasaaradda wasiirka Batroolka iyo macdanta xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane C/rashiid Maxamed Axmed ayuu kaga hadlay heshiis ku saabsan ka faa,iideysiga Kheyraadka dalka oo madaxda dowladda dhexe iyo dowlaha qaybta ah federaalku ay ku saxiixeen Magaalada Baydhabo.

Mudane C/rashiid Maxamed Axmed ayaa saxaafadda u sheegay in heshiiskaasi uu yahay mid taariikhi ah oo mudaba ay wasaaraddu ka war sugeysay in la gaaro si bulshada Soomaaliyeed looga faa’ideeyo kheyraaadka dalka oo macdanta iyo shidaalku ka mid yihiin waxaana uu xusay mr C/rashiid in wasaaradda oo kaashaneysa wasaaradaha batroolka ee dowlad goboleedyada ay bilaabeyso iminka sidii shacabka Soomaaliyeed loogaga faa’ideyn lahaa kheyraadkaas.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Wasiirka Batroolka iyo macdanta xukuumadda federaalka Soomaaliya C/rashiid Maxamed Axmed ayaa sheegay in la dhisayo sida ugu dhaqsiyaha badan Hay’adda batroolka  Qaranka Soomaaliyeed oo ah mid loo dhan yahay, islamarkaana muhiim u ah Umadda Soomaaliyeed.

Wasiirka ayaa ku amaanay Agaasimihiisa Guud Eng Karar Shukri Dhoomey oo dhawaan xilkaas loo magacaabay doorka wanaagsan ee uu ka qaatay in Wasaaraddu qaado talaabooyin muhiim ah oo ku saabsan sidii ay uga soo dhalaali lahayd waajibka saaran wasaaradda .

Previous Post

Xildhibaano ka tacsiyeeyay Geerida Nabadoon Xuseen Geeddi

Next Post

Taariikh kooban Allaha u naxariistee Marxuum Maxamed Aadan Xirsi Teera

Next Post
War Deg deg ah: AUN Wariye Maxamed Aaden Xirsi Terra oo xalay ku geeriyooday London

Taariikh kooban Allaha u naxariistee Marxuum Maxamed Aadan Xirsi Teera

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In