Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Beeraha iyo danjiraha jaamacadda Carabta ee Soomaaliya oo qodobo muhiim ah ka wada hadlay +Sawirro

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Beeraha iyo danjiraha jaamacadda Carabta ee Soomaaliya oo qodobo muhiim ah ka wada hadlay +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Si loo dardargeliyo howlaha shaqo ee wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya ayeey maanta mas’uuliyiinta wasaaradda waxaa ay maanta kulan la yeesheen jaamacadda Carabta u fadhiya Soomaaliya mudane Xamuud Al- Xuwayti.

Kulanka ayaa looga hadlay arrimo badan oo ay ugu muhiim sanaayeen xoojinta wada shaqeynta labada dhinac , qaabeynta ajendaha shir lagu qaban doona dalka Masar kaas oo looga hadli doono wax soo saarka beeraha, deyn cafinta Soomaliya ee jaamacadda Carabta, tababarsiinta beeraleyda Soomaaliyeed  iyo sidii jaamacadda Carabta ay uga qeyb qaadan la heyd mashaariicda wax soo saar ee dalka Soomaaliya.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026

Danjiraha jaamacadda Carabta u fadhiya Soomaaliya mudane Xamuud Samraan Al- Xuwayti oo kulanka ka dib warbaahinta qaranka la hadlay ayaa mas’uuliyiinta wasaaradda Beeraha ugu mahadnaqay sida sharafta leh oo ay u soo dhoweeyeen, wuxuuna ballan qaaday  in Jaamacadda Carabta ay gacan ka gaysan doonto sidii loo kobcin lahaa wax soo saarka dalka Soomaaliya .

Wasiirka beeraha iyo waraabka Soomaaliya mudane Saciid Xuseen Ciid ayaa warbaahinta u sheegay in ay danjiraha isku fahmeen in labada dhinac wada shaqeyn dhow wada yeesheen isla markaana wasaaraddu ka qeybgashay shirka bisha Decembar lagu wado in uu ka dhaco magaalada Qaahira ee dalka Masar.

Kulanka labada dhinac ayaa ku soo idlaaday is afgarad waxaana la isla gartay in la dhaqan geliyo dhammaan qodobadii laga hadlay , wasiirka Beeraha  Soomaaliya mudane Saciid Xuseen Ciid ayaana ugu dambeyn  Safiirka u hadiyadeeyay qaar kamida dalagyada wax soo saar ee dalka.

Previous Post

Shirka Dastuurka ee arrimaha Xuquuqda Aadanaha oo Muqdisho ka furmay

Next Post

Wasiirka Difaaca oo la kulmay saraakiil Midowga Yurub ka socotay +Sawirro

Next Post
Wasiirka Difaaca oo la kulmay saraakiil Midowga Yurub ka socotay +Sawirro

Wasiirka Difaaca oo la kulmay saraakiil Midowga Yurub ka socotay +Sawirro

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

October 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay Danjireyaasha cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In