Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Beeraha iyo Waraabka XFS Oo Kulan Wadatashi La Qaatay Qubarada Beeraha Ee Dalka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Beeraha iyo Waraabka XFS Oo Kulan Wadatashi La Qaatay Qubarada Beeraha Ee Dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkaan oo socon doona muddo labo maalmood ah ayaa waxaa lagu casuumay xubno horey Madax uga soo noqotay Wasaaradda, Aqoonyahanno , Iyo xeel-dheerayaal ku takhasuusay xogta Beeraha Iyo Waraabka Dalka Soomaaliya. Waxaana ahmiyaddu ahayd in khuburadaas laga dhagaysto talooyinkooda la xiriira kor u qaadida tayada waxsoosaar ee Beeraha Dalka, iyo kawda shaqeynta yoolka Wasaaradda ee ah helidda sugnaan cuno si uu Dalku u gaaro Isku filnaansho dhanka cunada ah oo dhameytiran.

Shirka oo ay goob joog ka ahaayeyn Wasiiru Dowlaha Wasaaradda, Agaasimaha guud Iyo Agaasimo waaxeedyada Wasaaradda ayaa waxaa si rasmiya u furay Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Madoobe Nuunow wuxuuna ku dheeraaday muhiimadda ay dalka u leedahay in kor loo qaado waxsoosaarka Dalagyada kasoo go’a Beeraha, si looga baaqsado masiibooyinka ay Abaartu ka mid tahay.

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Ugu dambeyn shirkan oo ahmiyad weyn leh ayaa lasoo gabagabayn doonaa maalinta berri ah, iyadoo talooyinka khuburada Beeruhu ay soo jeediyeena looga faa’iidaysan doono qorshaha Qaran ee Wasaaraddu ku howlgali doonto.

Previous Post

Madaxweynaha Puntland oo qaabilay wafdi ka socda Hay’adda Finish Red Cross

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo New York kula Kulmay Boqorka Dalka Urdun

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh Oo New York kula Kulmay Boqorka Dalka Urdun

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo New York kula Kulmay Boqorka Dalka Urdun

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In