Saturday, March 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Beeraha Soomaaliya oo furay tababbar ku saabsan isticmaalka Sunta Beeraha 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Beeraha Soomaaliya oo furay tababbar ku saabsan isticmaalka Sunta Beeraha 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Dowladda Soomaaliya Mudane. Axmed Madoobe Nuunow, ayaa maanta daah-furey Tababar ku saabsanaa sunta beeraha ee laga isticmaalo dalka Soomaaliya.

Sahankan oo lagu sameeyey dhammaan gobolada dalka Soomaaliya, ayaa waxaa soo bandhigay khuburo ka socda Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka gaar ahaan waaxda badbaadada dhirta.

Related posts

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

March 14, 2026
Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay  Dable NISA Mukhtaar Shakuur

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay Dable NISA Mukhtaar Shakuur

March 14, 2026

Wasiir Axmed Baashi,ayaa ka hadlay muhiimiyada ay warbixintaan u leedahay Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka, isaga oo ballanqaaday in ay ka shaqayn doonaan sidii looga hortegi lahaa si-xun u isticmaalka dullin-dilayaasha (sumaha) iyo in la xakameeyo sumaha dalka lasoo gelinayo oo mararka qaarkood dhaca ka hor inta aysan gaarin Beeralayda.

Wasiirku wuxuu kaloo sheegay in ay jirto sharciga xakamaynta kiimikooyinka Beeraha oo iminka hor yaala Aqalka sare oo la rajaynayo in dhowaan la ansixiyo taas oo ka qeyb qaadan doonta xakamaynta iyo ka hortagga sumaha Beeraha ee qatarta ku ah dadka iyo deegankaba.

Ugu dambayntii, waxaa shirka kasoo baxay talooyinka wax ku ool ah oo loogu tala galay dawladda, Beeralayda iyo ganacsatada ka shaqeeya iibka sunta Beeraha.

Previous Post

Xildhibaanada Golaha shacabka oo ansixiyay guddiga dib-u-eegista Dastuurka KMG 

Next Post

Xubno ka socda labada gole ee B/Soomaaliya oo ka qeyb-galaya Shirka Baarlamaanka Adduunka 

Next Post
Xubno ka socda labada gole ee B/Soomaaliya oo ka qeyb-galaya Shirka Baarlamaanka Adduunka 

Xubno ka socda labada gole ee B/Soomaaliya oo ka qeyb-galaya Shirka Baarlamaanka Adduunka 

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

March 14, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa casuumaad afur-sharafeed ah ku maamuusay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay...

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay  Dable NISA Mukhtaar Shakuur

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay Dable NISA Mukhtaar Shakuur

March 14, 2026
0

Dable NISA Mukhtaar Shakuur Amiin, ayaa lagu edeeyay dilka Marxuum Fatxi Cabdullahi Cabdi oo dhacay Taariikhdu markii ay aheyd Lix...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Wakiilka QM ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Wakiilka QM ee Soomaaliya

March 14, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka SoDMA, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada...

DAAWO: Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka hadlaya abaaraha dalkeenna

DAAWO: Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka hadlaya abaaraha dalkeenna

March 14, 2026
0

Guddoomiyaha SoDMA Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle oo sheegay in dagaallada ka socda Bariga Dhexe ay kaga sii dareen xaaladdii abaarta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In