Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Beeraha Soomaaliya oo Nairobi uga qaybhalay shirka Wasiirada Beeraha Afrika

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Beeraha Soomaaliya oo Nairobi uga qaybhalay shirka Wasiirada Beeraha Afrika
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya uga qaybgalay shirka Wasiirada Beeraha Afrika, kaas oo looga hadlay caafimaadka iyo bacriminta beeraha.

Wasiir Maareeye oo shirka khudbad ka jeediyey ayaa sheegay in Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka dowladda Federaalka oo garowsan duruufaha gaarka ah ee ku xeeran beeraleyda Soomaaliyeed ay xoogga saarayso sidii wax looga qaban lahaa caqabadaha haysta beeraleyda.

Related posts

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026

“Anagoo og duruufaha gaarka ah ee ay ku jiraan beeraleyda iyo beeraha Soomaaliya, waxaanu ka Wasaarad ahaan ku dedaalaynaa Insha Allah in aanu intii awoodayada ah taageerno beeraleyda Soomaaliya, degaankana ka badbaadino khasaare ama nabaadguur kale oo soo gaara” ayuu yiri Wasiir Maareeye.

Shirka ayaa sidoo kale looga hadlay dhibaatada wadamada Afrika ka haysata nabaatguurka ciidda iyo isbadalka cimimada, waxaana shirku diiradda saaray in wax laga qabto caqabadaas.

Previous Post

Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya

Next Post

Wasiirka arrimaha gudaha oo sheegay in la hirgalinaayo 86Xarumood oo ay NIRA ku shaqeyso

Next Post
Wasiirka arrimaha gudaha oo sheegay in la hirgalinaayo 86Xarumood oo ay NIRA ku shaqeyso

Wasiirka arrimaha gudaha oo sheegay in la hirgalinaayo 86Xarumood oo ay NIRA ku shaqeyso

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug soo gaarsiiyey Kaararka codbixiyaasha hore loo diiwaangeliyey,...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta booqday Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir ee...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026
0

Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In