Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta oo faah faahin ka bixiyay xeerka isgaarsiinta ee golaha wasiirradu ansixiyeen+Dhageyso

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta oo faah faahin ka bixiyay xeerka isgaarsiinta ee golaha wasiirradu ansixiyeen+Dhageyso
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay xeerka Isgaarsiinta oo shalay ay ansixiyeen golaha wasiirada.

Xilli maalintii shalay golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ay ansixiyeen xeerka isgaarsiinta dalka ayaa arrintaasi waxaa ka hadlay wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda dawladda Federaalka Soomaaliya Eng: Cabdi Canshuur Xassan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Mudane Canshuur ayaa sheegay in xeerkan uu leeyahay ahmiyad wayn, isagoo xusay in uu tiir dhexaad u yahay horumarka la doonayo in dalka uu ka sameeyo dhinaca Isgaarsiinta.

“Xeerkan waxa uu kala caddaynayaa waajibaadka ay kala leeyihiin shirkadaha Isgaarsiinta iyo dawladda, sida loo maaraynayo amniga, qaabka loo wadaagayo dakhliga iyo arrima kale oo badan ayuu nidaaminayaa” ayuu yiri Mudane Canshuur.

Xeerkan oo soo jiitamayay 9-kii sano ee ugu dambeeyay ayaa soo maray heerar kala duwan, waxaana wasaaraddu ay dhinacyada uu quseeyo oo dhan ay kala samaysay wadatashi, sida dawlad goboleedyada iyo shirkadaha isgaarsiinta, waxaana la filayaa in  Baarlamanku ku meelmariyo Kalfadhigooda soo socda si loo dhaqangaliyo, taasoo uu xusay wasiirku inay ku rajo waynyihiin.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/06/WAR-DIRSHE-WASAARADA-BOOSTADA-IYO-ISGARSIINTA-.mp3
Previous Post

Xiliga Uu Furmayo Kalfadhiga 2aad Ee Golaha Shacabka Oo La Go’aamiyey

Next Post

Shirkii looga hadlayay arrimaha qaxootiga Soomaaliya oo maanta lagu soo gunaanadayo dalka Uganda+Dhageyso

Next Post
Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Uganda “SAWIRRO”

Shirkii looga hadlayay arrimaha qaxootiga Soomaaliya oo maanta lagu soo gunaanadayo dalka Uganda+Dhageyso

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In