Friday, March 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Caafimaadka Galmudug oo Dhuusamareeb ku soo gabo gabeeyay shir muhiim ah “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Dr. Cabdiwali Cabdullaahi Jaamac ayaa maanta si rasmi ah usoo xiray shirka dib u eegista iyo isku xirka mashaariicda caafimaadka Galmudug oo ay magaalada Dhuusamareeb mudo labo cisho ah kaga qayb galeen dhamaan hey’addaha ka shaqeeya Caafimaadka, Nafaqada iyo fayadhowrka ee ka howlgala Deegaanada Galmudug.

Kulankan ayaa dib loogu eegayay wax qabadkii sanadkan sii idlaanaya ee Arimaha Caafimaadka, Nafaqada iyo fayadhowrka, iyadoo lagu soo bandhigey  culeesyada jira iyo meelaha  aan wali wax laga qaban ee u baahan in lagu daro qorshaha sanadka dhalanaya ee 2021.

Related posts

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Afur Sharafeed degmada Xamarweyne ugu qabatay Bulshada Banaadiriga

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Afur Sharafeed degmada Xamarweyne ugu qabatay Bulshada Banaadiriga

March 6, 2026
Guddoomiyaha Gobalka Benaadir oo booqday xerada Ciiidanka ee Qorilow

Guddoomiyaha Gobalka Benaadir oo booqday xerada Ciiidanka ee Qorilow

March 6, 2026

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda caafimaadka Galmudug Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed ayaa gaba gabada shirkan sharaxaad ka siiyey Wasiirka iyo kasoo qaybgalayaasha xogaha la uruuriyey ee muujinaya heerka Caafimaadka Nafaqada iyo fayadhowrka oo dadaal badan la galiyey sanadkan iyadoo la kaahshanaya macluumaadka ay uruuriyeen hey’addaha taageera Wasaaradda ee kulankan kasoo qayb galey.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Dr. Cabdiwali Cabdullaahi Jaamac oo gunaanadka shirka Warbaahinta la hadley ayaa shaaciyey in shirkan laga gaarey isfaham rasmi ah oo haatan kadib xaqiijinaya in Wasaaradda iyo hey’addaha ka shaqeeya Arimaha Caafimaadka ay wada gaaraan go’aanka mashaariicda la fulinayo si loo doorto halka ugu haboon ee ay kajirto baahida ugu mudan.

Previous Post

Xulka Gobolka Banaadir oo ku guuleystay tartanka Dowlad Goboleedyada iyo Banaadir “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Dalka oo Hambalyo u diray cayaartooyda Xulka Gobolka Banaadir “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Dalka oo Hambalyo u diray cayaartooyda Xulka Gobolka Banaadir “SAWIRRO”

Madaxweynaha Dalka oo Hambalyo u diray cayaartooyda Xulka Gobolka Banaadir "SAWIRRO"

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Afur Sharafeed degmada Xamarweyne ugu qabatay Bulshada Banaadiriga

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Afur Sharafeed degmada Xamarweyne ugu qabatay Bulshada Banaadiriga

March 6, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho Afur Sharafeed ugu...

Guddoomiyaha Gobalka Benaadir oo booqday xerada Ciiidanka ee Qorilow

Guddoomiyaha Gobalka Benaadir oo booqday xerada Ciiidanka ee Qorilow

March 6, 2026
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), oo uu wehliyay Xildhibaan Cusmaan Maxamed Maxamuud...

Deeq daawo ah oo la gaarsiiyay Isbitaalka Xoogga dalka

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Isbitaalka Xoogga ku booqday shacab Khawaarijtu dhibaateysay

March 6, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, (Jeneraal Khaalid) ayaa maanta booqday Isbitaalka Xoogga Dalka Soomaaliyeed halkaas...

Qaliin Taariikhi ah oo lagu kala saaray Mataano isku dhagan

Qaliin Taariikhi ah oo lagu kala saaray Mataano isku dhagan

March 6, 2026
0

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay u mahadcelinaysaa Hay’adda King Salman Humanitarian Aid and Relief...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In