Saturday, October 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Caafimaadka iyo wafdi ka socday Sweden oo booqasho sharafeed ugu tegay Ra’iisul Wasaare Rooble “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Caafimaadka iyo wafdi ka socday Sweden oo booqasho sharafeed ugu tegay Ra’iisul Wasaare Rooble “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda Drs Fawziya Abikar Nur, Agaasimaha Machadka Caafimadka Qaran ee Soomaaliya iyo wafdi ka koobnaa safiirka Sweden u fadhiya Soomaaliya iyo Hay’adda Caafimaadka Guud ee Dalka Sweden ayaa maanta booqasho sharafeed ugu tagay Raisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble.

Wasiirka Caafimaadka ayaa Ra’isul Wasaaraha warbixin ka siisyay wadashaqeynta labada hay’adood iyo qorshahooda ku aadan  dib u dhisidda hanaan adag oo lagu xoojinaya qaabka lasocashada cudurada faafa iyo sida looga hortagi karo xaaladaha degdega ah.

Related posts

Shil khasaaro nafeed dhaliyay oo ka dhacay dalka Masar

Shil khasaaro nafeed dhaliyay oo ka dhacay dalka Masar

October 31, 2026
Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Azerbaijan

Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Azerbaijan

October 31, 2026

Wafdiga ayaa sidoo kale booqday Isbitaalka DeMartino, iyo Xarunta dhaxe ee Wasaaradda Caafimaadka iyagoo ugu danbeytii booqday goobta loo asteeyay in loo dhagax dhigo Machadka Caafimadka Qaran  ee Soomaaliya.

Khubarada ka socotay Hay’adda Caafimaadka Guud ee Dalka Sweden ayaa shirar kala duwan la qaatay qeyba ka mid ah xafiisyada Wasaaradda Caafimaadka, iyadoo ay goobjoog ka ahaayeen madax ka socotay Wasaaraddaha Caafimaadka ee Dowlad Goboleedyada.

 

 

Previous Post

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo tababar u soo xiray saraakiil ciidan “SAWIRRO”

Next Post

Wasaaradda Waxbarashada oo daah furtay kulanka wadatashiga Siyaasadda Qaran ee Quudinta Dugsiyada dalka “SAWIRRO”

Next Post
Wasaaradda Waxbarashada oo daah furtay kulanka wadatashiga Siyaasadda Qaran ee Quudinta Dugsiyada dalka “SAWIRRO”

Wasaaradda Waxbarashada oo daah furtay kulanka wadatashiga Siyaasadda Qaran ee Quudinta Dugsiyada dalka “SAWIRRO”

Shil khasaaro nafeed dhaliyay oo ka dhacay dalka Masar

Shil khasaaro nafeed dhaliyay oo ka dhacay dalka Masar

October 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Warbaahinta Masar ayaa si rasmi ah u shaacisay in laba qof ay dhinteen, halka 25 qof oo kalena ay...

Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Azerbaijan

Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Azerbaijan

October 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed, Mudane Cali Cabdi Maxamed (Cali Shiine), ayaa booqasho ku tagay xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la kulmay Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee Hay’adda UNESCO

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la kulmay Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee Hay’adda UNESCO

October 27, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa la kulmay Ms. Åsa Regnér oo...

WASIIRKA WARFAAFINTA SOOMAALIYA OO BAKU KA JEEDIYAY KHUDBAD KU SAABSAN ILAALINTA DHAQANKA IYO TIKNOOLOJIYADDA

WASIIRKA WARFAAFINTA SOOMAALIYA OO BAKU KA JEEDIYAY KHUDBAD KU SAABSAN ILAALINTA DHAQANKA IYO TIKNOOLOJIYADDA

October 27, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay Madasha 7-aad ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In