Saturday, September 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Caafimaadka oo deeq dawo ah guddoonsiisay maamulka Gobolka Bakool “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Caafimaadka oo deeq dawo ah guddoonsiisay maamulka Gobolka Bakool “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya Xaawo Xasan Maxamed uu wehliyo Wasiirka Gadiidka ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta deeq  dawo ah ku wareejisay ku-simaha guddoomiyaha gobolka Bakool, waxaana ay kormeer ku bixisay xarumaha caafimaadka iyo kuwa hooyada iyo dhallaanka ee ku yaalla degmada Xudur ee gobolka Bakool.

Guddoomiyaha degmada Xudur Maxamed Macalin Xasan oo ka mahad celieyey deeqda dawadda ah ay Wasiirka caafimaadka gaarsiisay ayaa sheegay in dhibaatooyin adeega bulshada ah ay haystaan shacabka degmada Xudur oo la xiriira caafimaadka, waxbarashadda iyo biyaha.

Related posts

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026

Wasiirka gadiidka maamulka Koonfur Galbeed ayaa soo hadal qaaday sidoo kale xaaladaha ka jira gobolka, asagoo xusay in maamulka Koonfur Galbeed oo kashanaya dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ay doonayaan in wax laga qabto adeegyada bulshada.

Wasiirka caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya Drs Xawo Xasan Maxamed ayaa xustay in deeqda dawada ah ay gaarsiisay degmada Xudur, ay qayb ka tahay dawooyinka Wasaaradda caafimaadku ugu talagashay in ay gaarsiiso gobollada dalka, waxaana ay intaa ku dartay in Wasaaradda caafimaadka ay wax ka qaban doonto adeegyada caafimaad ee ay u baahanyihiin shacabka degamada Xudur.

Wafdiga Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ayaa maanta gelinkii dambe dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho.

vlcsnap-2015-07-08-19h29m10s230 vlcsnap-2015-07-08-19h30m20s159 vlcsnap-2015-07-08-19h30m38s81 vlcsnap-2015-07-08-19h31m04s86 vlcsnap-2015-07-08-19h31m08s125 vlcsnap-2015-07-08-19h31m15s198 vlcsnap-2015-07-08-19h32m12s0 vlcsnap-2015-07-08-19h32m48s103 vlcsnap-2015-07-08-19h33m12s90 vlcsnap-2015-07-08-19h33m16s126 vlcsnap-2015-07-08-19h33m31s26 vlcsnap-2015-07-08-19h39m09s72 vlcsnap-2015-07-08-19h39m17s154 vlcsnap-2015-07-08-19h40m40s213 vlcsnap-2015-07-08-19h40m55s106 vlcsnap-2015-07-08-19h41m08s242 vlcsnap-2015-07-08-19h41m29s199 vlcsnap-2015-07-08-19h41m39s35 vlcsnap-2015-07-08-19h41m44s87 vlcsnap-2015-07-08-19h41m49s139 vlcsnap-2015-07-08-19h42m36s93 vlcsnap-2015-07-08-19h42m59s67 vlcsnap-2015-07-08-19h43m07s152 vlcsnap-2015-07-08-19h44m30s212 vlcsnap-2015-07-08-19h45m58s70 vlcsnap-2015-07-08-19h47m46s130 vlcsnap-2015-07-08-19h47m49s157 vlcsnap-2015-07-08-19h48m07s75 vlcsnap-2015-07-08-19h48m19s197 vlcsnap-2015-07-08-19h48m23s244 vlcsnap-2015-07-08-19h48m43s187 vlcsnap-2015-07-08-19h49m02s116 vlcsnap-2015-07-08-19h49m13s230

Previous Post

Bisha Cas Imaaraadka oo deeq afurin ah gaarsiisay bukaanno ku jira Isbitaal Madiina “SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisul wasaaraha oo mas’uuliyiin ku qaabilay xafiiska Wasiirka Warfaafinta “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul wasaaraha oo mas’uuliyiin ku qaabilay xafiiska Wasiirka Warfaafinta “SAWIRRO”

Ra’iisul wasaaraha oo mas’uuliyiin ku qaabilay xafiiska Wasiirka Warfaafinta “SAWIRRO”

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐞 𝐨𝐨 𝐢𝐬𝐥𝐚 𝐗𝐢𝐬𝐚𝐚𝐛𝐭𝐚𝐧 𝐋𝐚 𝐒𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐅𝐞𝐝𝐞𝐫𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐞 𝐨𝐨 𝐢𝐬𝐥𝐚 𝐗𝐢𝐬𝐚𝐚𝐛𝐭𝐚𝐧 𝐋𝐚 𝐒𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐅𝐞𝐝𝐞𝐫𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa la xisaabtan iyo qiimeyn ku sameeyay Wasiirada Xukuumadda Dan Qaran....

Madaxweyne Xasan Sheekh oo daahfuray sanad-tacliimeedka 2026/2027 ee Waxbarashada sare ee dalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo daahfuray sanad-tacliimeedka 2026/2027 ee Waxbarashada sare ee dalka

September 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qayb galay munaasabadda furitaanka sannad-tacliimeedka 2026/2027 ee waxbarashada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In