Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Caafimaadka oo ka hadlay muhiimada asbuuca naas nuujinta ee wacyigelinta bulshada

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munasabada xoojinta asbuuca naas nuujinta ee wacyigelinta bulshada ayaa waxaa ka qeyb galay wasiirka Wsaaradda Caafimaadka xukumada Soomaaliya Fowsiyo Nuur Abiikar ,wakiilka Soomaaliya ee Unicef Steaven Lorans  iyo ma,suuliyiin kale uu ka mid yahay agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Dr Luul Mohamed Maxamud ayaa sharaxday muhiimada caanaha naaska hooyada iyo habka ay hooyada shaqeysa ay u keydin karto caanaha naaska.

Steaven Lorans wakiilka Unicef ee Soomaaliya ayaa Yiri”Caanaha naaska hooyada waa badbaado ,caafimad iyo qarsh jaban ay wehliso koriino hagaagsan iyo maska bad qabta, mar hadii ay sidaas tahay waa in aan dhiiri gelinaa.”

Agaasiamaha guud ee wasaarada caafimaadka Abdi Xaashi Cabdullaahi ayaa xusay in wasaarada caafimaadka ay ka go,antahay  waddo kasto sare lagu qaadayo caafimaadka bulshada.

Wasiirka caafimaadka ee xukuumada Soomaaliya r oo shir jar,iid qabtay ayaaka hadashay caafimaadka caruurta iyo ahmiyada asbuuca wacyigelinta nuujinta naaska.

Previous Post

Duuliye sare Asli oo Deeq gaarsiiday Ciidanka Naafada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ( Sawiro)

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Puntland Ugu Hambalyeeyey 19 Sano Guurrada Aas Aaskooda

Next Post
Ku simaha madaxweynaha ahna gudoomiyaha baarlamanka oo tacsi u diray dowladda iyo shacabka Jabuuti

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Puntland Ugu Hambalyeeyey 19 Sano Guurrada Aas Aaskooda

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In