Monday, February 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Caafimaadka oo ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19 ee Dalka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Caafimaadka oo xaqiijisay in 254 qof oo cusub ay ka bogsoodeen Feyruska Karoona
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 194 xaalado cusub oo COVID-19 ah 72-kii saac ee la soo dhaafay, 15 qof ayaa u geeriyootay, waxaana ka bogsatay 74 ruux.

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa caddeysay in xaaladaha cusub laga diiwaan geliyay gobalka Banaadir (65), Puntland (60), Somaliland (29), Galmudug (21), Jubbaland (18), iyo Koonfur Galbeed (1) qof, 95 ka mid ah bukaannada la xaqiijiyay waa rag, halka 99-na ay yihiin haween.

Related posts

Shirka Xoojinta Nidaamka Kormeerka iyo Qiimaynta ee Qorshaha Isbeddelka Qaranka

Shirka Xoojinta Nidaamka Kormeerka iyo Qiimaynta ee Qorshaha Isbeddelka Qaranka

February 16, 2026
Soomaaliya oo u Hambalyaynaysa Jamhuuriyadda Serbia Maalinta Qaranimada

Soomaaliya oo u Hambalyaynaysa Jamhuuriyadda Serbia Maalinta Qaranimada

February 16, 2026

Tirada xaaladaha COVID-19 ee dalka laga diiwaan geliyay ayaa gaartay 17,210 waxaa bogsootay 8,286 Ruux. guud ahaan 953 ruux oo kale ayaa u geeriyootay cudurka.

Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa bulshada ka codsatay inay qaataan talooyinka caafimaad ee laga helayo khuburada caafimaadka ku takhasusay iyo wacyi gelinta kale ee bulshada lagu ogeysiinayo khatarta cudurkaan uu dadka ku keeni karo, maadaama uu markale soo labo kacleeyay halista cudurka COVID-19, ayna ku dadaalaan qaadashada talaalka cudurka.

Previous Post

Marwada koowaad ee Dalka oo xarigga ka jartay Isbitaalka magaalada Baraawe “SAWIRRO”

Next Post

Ciidamada Ammaanka oo dhagarqabe ka tirsanaa Al-Shabaab ku toogtay Degmada Yaaqshiid

Next Post
Ciidamada Ammaanka oo dhagarqabe ka tirsanaa Al-Shabaab ku toogtay Degmada Yaaqshiid

Ciidamada Ammaanka oo dhagarqabe ka tirsanaa Al-Shabaab ku toogtay Degmada Yaaqshiid

Shirka Xoojinta Nidaamka Kormeerka iyo Qiimaynta ee Qorshaha Isbeddelka Qaranka

Shirka Xoojinta Nidaamka Kormeerka iyo Qiimaynta ee Qorshaha Isbeddelka Qaranka

February 16, 2026
0

Waaxda Kormeerka iyo Qiimaynta ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha (WQM&HDH) ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay Shirka Xoojinta...

Soomaaliya oo u Hambalyaynaysa Jamhuuriyadda Serbia Maalinta Qaranimada

Somalia Congratulates Serbia on Statehood Day

February 16, 2026
0

The Federal Government of the Federal Republic of Somalia extends its warm congratulations to the Government and people of the...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo qabatay kulan wadatashi ah

NCA Holds Consultation on Telecom Consumer Protection Regulation

February 16, 2026
0

The National Communications Authority (NCA) held a one-day stakeholder consultation to review and gather feedback on the draft Telecom Consumer...

Soomaaliya oo u Hambalyaynaysa Jamhuuriyadda Serbia Maalinta Qaranimada

Soomaaliya oo u Hambalyaynaysa Jamhuuriyadda Serbia Maalinta Qaranimada

February 16, 2026
0

Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa Dowladda iyo Shacabka Jamhuuriyadda Serbia munaasabadda Maalinta Qaranimada ee ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In