Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Caafimaadka oo kulan soo dhaweyn ah loogu sameeyay Muqdisho

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya Drs Fowziya Abiikar Nuur oo dhawaan magaalada Roma ee xaruunta dalka Talyaaniga lagu gudoonsiiyay abaalmarinta qiimah badan ee Minerva  oo la siiyo haweenka dunida ugu saamaynta badan, ayaa maanta kusoo guryo noqotay caasimadda dalka.

Kulan soo dhaweyn ah oo ay u sameeyeen qaar ka mid ah shaqaalaha iyo mas’uuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo aad ugu faraxsanaa guusha ay gaartay, maadama ay noqotay qofkii ugu horeeyay ee Soomaali ah ee abaalmarintan ku guuleysta.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Dr Cabdullahi Xaashi Cali ayaa sheegay in dhammaan shaqaalaha Wasaaradda Caafimaadka ay sharaf u tahay abaalmarinta la guddoonsiiyay Wasiir Fowziya Abiikar Nuur oo uu ku tilmaamay inay shaqo wanaagsan qabatay.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Drs Fowziya Abiikar Nuur ayaa dhankeeda ka mahadnaqday soo dhaweynta loo sameeyay, waxeyna dhinaca kale tilmaamtay in kulamo dhowr ah ay la qaadatay qaar ka mid ah mas’uuliyiinta dalka Talyaaniga oo ay ugu horeyso dhigeeda Dalka Talyaaniga oo ay ka wada hadleen horumarinta caafimaadka dalka iyo xoojinta xiriirka labada dal.

Previous Post

Wasiirka Maaliyadda oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka

Next Post

Xallinta colaad muddo u dhaxeysay Beelo walaalo ah oo Muqdisho lagu soo geba gabeeyay”Sawirro”

Next Post
Xallinta colaad muddo u dhaxeysay Beelo walaalo ah oo Muqdisho lagu soo geba gabeeyay”Sawirro”

Xallinta colaad muddo u dhaxeysay Beelo walaalo ah oo Muqdisho lagu soo geba gabeeyay"Sawirro"

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In